HelloTurk
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from HelloTurk, premier bank, Mogadishu.
29/07/2021
Dhamaan ummada somaliyeed meel walba ay jogaan waxan idinku bishareyneynaa in shirkada helloturk travelsim ay idin keentey local simcardka dalka turkeyga oo aad ka qadan karto muqdisho inta aadan dhoofin si toosna idinku shaqeyn dono marka aad dalka turkeyga imado. Fadlan gaarsii asxaabtada mahadsanid.
16/07/2021
Kuso dhawaada shirkada , waxan kuu suurto galineynaa inad qadan karto simcardka dalka turkeyga adigo joga Somalia.
Mahadsanid
04/02/2021
Hadii aad tahay qof safar u ah dalka turkeyga shirkada helloturk wexey kuu suura galineysaa inad horey ula dhoofto simcardka dalka turkeyga adigo joga dalka..
Fadlan la wadaag asxabtada safarka u ah dalka turkeyga.
Mahadsanid
16/09/2020
La dhoof simcardkaga oo safarkaga dalka turkeyga haku noqdo mid fudud.
Mahadsanid
13/09/2020
Waxan marwalba diyaar u nahay sida aan safarkaga dalka turkeyga kaga digi laheen mid ka duban safaradaada kale.
11/09/2020
Adigon wax dhiba ah marin ka qabo simcardka dalka turkeyga inta adan ka duulin dalka!!
FG: Qiimaha simcardka dalka turkeyga iyo midka aan idin haayo waa isku qiimo.
Fadlan lawadaag saxabikaga sida u safarkisa u noqdo mid fudud..
Mau bahantahay inad hesho simcard dalka turkeyga adigo dalkaga hooyo jooga??
Ku xidhnoow Shirkada Helloturk Travelsim waxan kuu suurta galineynaa inad qadan karto simcard dalka turkeyga, inta aadan ka duulin dalkaga hooyo..
Waxad kaqadan kartaa AdenAbdulle international Airport qeybtisa duulimadyada caalamiga ah.
Fadlan gaarsii saxibkaga sida uu safarkiisa turkeyga ugu noqdo mid fudud.
Mahadsanid
Click here to claim your Sponsored Listing.
Telephone
Website
Address
Mogadishu