Orange Sign
Orange Sign waa shirkad ka shaqeysa adeegyada:
A- Daabacaadda Boorarka
B- Hadiyadaha
C- Casumaada Xafladaha
28/02/2025
Ramadaan Mubarak dhamaan Muslimiinta dunida gaar ahaan Umadda Soomaliyeed , waxaan Alle inooga rajeynayaa Dambi dhaaf , Nabad waarta, Cafimaad iyo Barwaaqo inshalaah
25/01/2025
Qiimo dhimis 30% dhamaan adeegyada ilaa laga gaarayo Bisha Barakeysan ee Ramadaan. soo dhawoow na soo booqo ama nala so xiriir 61 2122293
01/01/2025
2025 Sanad kheyr qaba oo Barakeysan Allaha inooga yeelo
13/12/2024
Orange Portrait & Gifts
Waxa aan kaa qaadeynaa sawiro Teesara oo high quality ah.
Nagu soo booqo xarunteena oo ku taala magaalada Mogadishu gaar ahaan degmada Xamar-Weyne
12/12/2024
Orange Portrait & Gifts
Waxa ay idin diyaar idin latahay Nashqadeynta iyo daabacaada Rollup Banners.
Nagu soo booqo xarunteena degmada X/Weyne, ama nagala soo xiriir 612122293
11/12/2024
Orange Portrait & Gifts
Waxa ay idin keentay Boortikiyaabaha Furaha oo lagugu sameynayo sawirka aad dooneyso.
Nagu soo booqo xarunteena degmada X/Weyne, ama nagala soo xiriir 612122293
10/12/2024
Orange Portrait & Gifts
Waxa ay idin diyaarisey buufinta noocyada kala duwan ee fanaanadaha.
Nagu soo booqo xarunteena degmada X/Weyne, ama nagala soo xiriir 612122293
09/12/2024
Orange Portrait & Gifts
Waxa ay idin heysaa kaaraka xafladaha noocyadooda kala duwan.
Nagu soo booqo xarunteena degmada X/Weyne, ama nagala soo xiriir 612122293
09/12/2024
Orange Portrait & Gifts
Waxa aan idindiyaarinay Kaararka Xafladaha Noocyadooda kala duwan
Nagu soo booqo xarunteena degmada X/Weyne, ama nagala soo xiriir 612122293
08/12/2024
Orange Portrait & Gifts
Waxa aan idin keenay qolofyada taleefanada noocyadooda kala duwan kuwaas oo laguugu daabacayo Sawirka aad doneyso.
Nagu soo booqo Xarunteena degmada Xamar-Weyne ama inagala soo xiriir 612122293
07/12/2024
Orange Portrait & Gifts
Waxay diyaar idin latahay nashqadeynta iyo daabacaada boorarka noocyadooda kala duwan.
Nagu soo booqo xarunteena degmada X/Weyne, ama nagala soo xiriir 612122293
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Mogadishu