Caawiye

Caawiye

Share

Caawiye Team for student Assistant
And National Academic Competition is a Youth Team dedicated to working for the advancement of education.

We also work with the integration of final graders in different parts of the country, we hold an annual competition Caawiye is a Youth Team dedicated to working for the advancement of education. We also work with the integration of final graders in different parts of the country, we hold an annual competition and become the first team to participate in a school competition online. Caawiye was foun

26/07/2023

Dadka oo dhan jecloow, dad yarna ku kalsoonoow, cidna xaqa ay kugu leedahay ha ku xad-gudbin ✨

Comment. ✍🏿
Habeen wanagsan jalayaal ✨🥰

07/09/2022

𝐎𝐆𝐀𝐘𝐒𝐈𝐈𝐒 𝐌𝐔𝐇𝐈𝐈𝐌 𝐀𝐇;

Waxaan ogaysiineynaa Dhamaan Ardayda daneyneysa deeqda waxbarashada ee Hormuud Salaam Foundation sanadka 2022, in uu furmay Foomka araaji qabashada oo ah hab Electronic.

Arday kastaa waxaa laga doonayaa inuu buuxiyo foomka codsiga, kaas oo laga heli karo Ciwaankaan :

http://hsp.htf.so/portal/StudentRegistration

Imtixaanka waxaa u fariisan doona 400 arday ee ugu soo hormarta is diiwaan gelinta ee uu codsigooda nasoo gaaro. Codsiga is diiwaan gelinta waxa uu xirmi doonaa Khamiista 8 September,10:00 subaxnimo, am markuu gaaro 400 oo Arji.

Wixii faahfaahin ah la xiriir: Tel 0613 99 33 67 / 0613 99 33 68

18/08/2022

Photos from Caawiye's post 18/08/2022

Bismilaah

Marka ugu horeyso waxa ay mahadi u sugnaatay Allah Swt oo waxwaliba suurageliya intaa ka dib.

Maanta iyo shalay waxa aynu ka qeyb galnay oo aynu qeyb ka ahayn bandhigga Waxbarashadda Bishaan kaa oo ay soo agaasintay Xarunta bidhaan qeybteeda Tababarada iyo la talinta sanadkan wuxuu ahaa sanadkii 1aad ee xarunto qabato bandhig ceynkaan oo kale ah.

Bandhigga waxaa ka qeyb galay qaar ka mid ah madaxda Madasha Caawiye iyo ardada Caawiye oo halkaa kaga faaideystay deeqo waxbarasho iyo tababaro iyaga loogu talla galay.

Aad bay inoo farxad gelineysaa in aynu qeyb ka ahaano goobaha ardada Lagu dhiiragelinayo dadaalna loogu sameynayo si ay u guuleystaan waxa aan u rajaynaynaa dhamaan ardada iyo bahda caawiyaba in ay guuleystaan insha allah

Waxaan u mahadcelimeynaa madaxda Xarunta Bidhaan guud ahaan .

Bidhaan Education Expo

15/08/2022

Dhamaan ardada caawiye iyo ardada kaleba waxaan beritoole u rajaynaynaa guul insha allah

04/08/2022

Jimco kariim dhamaan bahdda Caawiye

30/07/2022

Bandhiga waxbarashadda bidhaan Bidhaan Education Expo

Menu 28/07/2022

Taabo ama Guji sawirka hoose si aad u ogaato natiijada fasalka 8aad

Menu

19/06/2022

Biology Done 🤞

18/06/2022

Dhamaan Ardada F4 ee sacada ka dib exam u bilaaban doono waxan u rajeenena Guul i.a
Hada nahay caawiyo waan la shaqeen doona ardada F4 ah xili kasta iyo waqti kasta inta ay ku jiran exam
Allah idin fududeeyo 😍🙌🤲

Photos from Caawiye's post 05/06/2022

Abaal Marinta Kaalinta 2-aad ee iskulka imaamu Malik
Hampalyo Imaamu Malik

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address

Wadada Warshadaha
Mogadishu