Gooplus
At Gooplus Solutions, we transform ideas into extraordinary brand experiences. Contact us now to craft exceptional work!
Founded March 2020, in Banadir, Somalia, we excel in our branding, web design, event branding & social media marketingโfueling growth.
01/05/2026
Hal abuurka muxu macno yeelan lahaa, hadii aan laheli laheen howlkar riyooyinka xaqiiqo u badalla.
Waxaan hambalyo leenahay qof walba oo xirfadle ah oo dedaal, fikir iyo xoog galiyo shaqo si loogu nafciyo, Shaqaalaha waa xooga bulsho walba.
Jimca wanaagsan, Hambalyo Maalintiina.
๐๐๐ฑ๐๐ ๐ค๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ฌ๐๐๐ ๐๐ฒ ๐๐๐๐๐๐ง๐ค๐ข๐ข ๐๐๐ง๐๐-๐ ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐๐๐ ๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐จ๐จ๐ฉ๐ฅ๐ฎ๐ฌ ๐๐จ๐ฅ๐ฎ๐ญ๐ข๐จ๐ง๐ฌ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ช๐จ๐จ๐ง-๐ข๐ฌ๐ฐ๐๐ฒ๐๐๐๐ซ๐ฌ๐ข๐ ๐?
Hoos ka daawo muuqaal kooban oo kuu soo bandhigaya xasuus, aqoon, iyo xiriirkii qiimaha lahaa ee habeenkaas.
Mahad gaar ah waxaan u direynaa Injineerada soo kala jeediyay Ciwaanada kala ah: ๐๐๐๐๐ ๐๐ฃ๐ก๐๐ฃ๐ ๐๐ค๐ค๐๐ ๐ฟ๐๐๐จ๐๐ ๐๐๐ ๐ฟ๐๐๐ ๐๐ (๐๐๐ ๐๐จ โ ๐๐๐ก๐๐จ)โ iyo โ๐๐๐๐๐ ๐๐ค๐ค ๐ฟ๐๐๐จ๐๐ ๐๐ฎ๐จ๐ฉ๐๐ข ๐๐๐๐ฆ๐ค ๐ค๐ค ๐๐ค๐ง๐๐๐๐ฎ๐ ๐๐๐ญ-๐จ๐ค๐ค-๐จ๐๐๐ง๐ ๐ ๐๐๐๐ฆ๐๐๐ก๐๐๐โ
Oo ay soo kala jeedinayeen Ustaad Ahmed Mohamed Hassan iyo Abdulkadir Garabeey oo madasha nagula wadaagay qibradooda iyo fikradahooda qiimaha leh, sidoo kale waxaan mahadcelin gaar ah hawada u marineynaa bahda Jaamacadda Benadir University, gaar ahaan ๐ ๐ฎ๐ต๐ฐ๐ต๐ฎ๐ฑ๐ธ๐ฎ ๐๐ฒ๐ป๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ฟ ๐๐ป๐ป๐ผ๐๐ฎ๐๐ถ๐ผ๐ป ๐๐๐ฏ oo noo ahayd Venue Sponsor.
Gooplus mashruuc kaliya k**a shaqeyso โ waxaan dhisnaa kalsooni iyo xiriir waara.
Extra Mile, Big Impact.
25/04/2026
๐๐จ๐ซ๐ญ๐๐จ๐ฅ๐ข๐จ-๐ก๐๐๐ ๐ ๐ฌ๐ข ๐ฑ๐ข๐ซ๐๐๐ ๐ฅ๐๐ก ๐ฆ๐ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ ๐ฎ๐๐๐ข๐ฌ๐๐ฒ? ๐๐๐ฆ๐๐๐ฅ๐ฒ๐จ - ๐ญ๐๐ฅ๐ฅ๐๐๐๐๐๐ ๐ค๐จ๐จ๐ฐ๐๐๐ ๐ฐ๐๐๐ ๐ค๐ ๐ ๐ฎ๐๐ฎ๐๐ญ๐๐ฒ.!
Marxaladda codsi qabashada hadda wee dhamaatey, waxaana bilaabanaya qiimeyn iyo kala xulasho taxaddar iyo cadaalad ku dhisan.
Waxaan rajeyneynaa inaan la shaqeyno hal abuure xirfad sare iyo aragti fog leh.. Adiga oo kale.
Email kaaga isha ku haay maalmaha soo socda.
๐๐๐ซ๐ค๐ ๐ฎ๐ฎ ๐ฆ๐๐๐ฆ๐ข๐ข๐ฅ ๐ค๐๐ ๐ ๐ญ๐จ๐ ๐๐ง ๐ค๐๐๐ ๐ ๐ก๐๐๐ฅ๐จโฆ ๐ฐ๐๐ ๐ก๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐ ๐ค๐๐ฅ๐ฌ๐จ๐จ๐ง๐ข๐๐ฎ ๐ค๐ ๐๐ข๐ฅ๐๐๐๐๐ญ๐จ.
๐ค CEO-ga shirkada Hogaan Microfinance wuxuu nala wadaagayaa khibradiisa wada shaqeynta iyo hambalyada sanad guurada Shirkada Gooplus, sida aan u fahamno aragtida ganacsadaha, ๐ช๐๐ช๐ฃ๐ ๐๐๐๐๐ก๐ฃ๐ค ๐ฃ๐๐ฉ๐๐๐๐ค ๐ข๐ช๐ช๐ฆ๐๐ฉ๐.
ma ahan kaliya shirkad nashqadeynta iyo Xayeeysiimaha ka shaqeysa, waa nidaam, faham, iyo shaqo nadiif ah oo la isku haleyn karo.
โก๏ธ 6 sano oo aan ku dhisnay hal principle:
๐๐ฑ๐ญ๐ซ๐ ๐๐ข๐ฅ๐, ๐๐ข๐ ๐๐ฆ๐ฉ๐๐๐ญ.
๐ฉ Haddii aad rabto brand si dhab ah kuu matala โ nala soo xiriir maanta link-ga WhatsApp ๐๐พ
โก๏ธ https://wa.me/message/WWSFI5OA3ORCM1
17/04/2026
๐๐ญ ๐๐จ๐จ๐ฉ๐ฅ๐ฎ๐ฌ, ๐ฐ๐ ๐๐จ๐งโ๐ญ ๐ฃ๐ฎ๐ฌ๐ญ ๐ฐ๐จ๐ซ๐ค ๐ฐ๐ข๐ญ๐ก ๐๐ฅ๐ข๐๐ง๐ญ๐ฌโฆ
๐ฐ๐ ๐๐ฎ๐ข๐ฅ๐ ๐ซ๐๐ฅ๐๐ญ๐ข๐จ๐ง๐ฌ๐ก๐ข๐ฉ๐ฌ.
Ganacsiyada nala shaqeeya kaliya k**a fiirino Mashaariic - waxaan abuurnaa kalsooni, faham iyo xariir qota dheer.
Waxaan aaminsanahay in guusha dhabta ah
ay ka timaado xiriir adag oo waara.
Taasi waa waxa Gooplus u taagan yahay.
Extra Mile, Big Impact.
16/04/2026
๐๐๐๐ฐ๐ ๐ฆ๐ ๐๐ก๐๐ฒ๐ง ๐ค๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐ ๐๐ง๐ง๐ข๐ฏ๐๐ซ๐ฌ๐๐ซ๐ฒโฆ
Waxay ahayd meel ay ku kulmeen
ganacsiyo, fikrado, iyo fursado cusub.
Aqoon-wadaag, xiriir dhisid, iyo aragti horumar leh -
taasi waa waxa Gooplus u taagan tahay.
Mahadsanidiin dhammaan ganacsatada nagala soo qeyb galay Munaasabada Sanad Guurada 6aad iyo Habeenka Aqoon isweydarsiga Ee Gooplus๐ค
Extra Mile, Big Impact.
14/04/2026
๐๐๐ฌ๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐๐๐ ๐ ๐๐๐ซ ๐๐ก โ ๐๐๐๐๐๐ง ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐ฎ ๐ญ๐๐ฅ๐๐ ๐๐ฅ๐๐ฒ ๐ ๐๐ง๐๐๐ฌ๐ข๐ฒ๐๐๐ ๐ก๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐๐ซ๐ค๐ ๐๐จ๐จ๐ง๐๐ฒ๐
Khamiista habeenkeeda, waxaan qabaneynaa kulan gaar ah oo isugu jira dabaal-degga 6 sano ee Gooplus iyo aqoon-wadaag ganacsi ๐คโจ
๐ฏ๐๐
๐
๐๐ ๐๐๐
๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐
๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐, ๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐
๐๐๐
๐๐ ๐๐๐โ๐๐๐
๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐.
๐ฉ Isdiiwaangeli hadda: https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSd_5H_Sf2NRgGYNHO2l-5O57iraTr872UjWD40NBUh8zJmsSw/viewform?usp=publish-editor
โณ Goorta: Habeenka Jimcaha, 16/4/2026
13/04/2026
Waxaan raadineynaa ๐ ๐ช๐จ๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐๐๐๐ฅ๐๐ฒ๐๐๐ฅ ๐๐ซ๐๐ฉ๐ก๐ข๐ ๐๐๐ฌ๐ข๐ ๐ง๐๐ซ & ๐๐จ๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐๐๐ฌ๐ข๐ ๐ง๐๐ซ ah oo kusoo biira kooxdeena Hal Abuurka iyo Curinta ee Gooplus Solutions.
Haddii aad tahay qof leh hal-abuur, faham wanaagsan oo brand ah, isla markaana awood u leh inuu fikrad u rogo muuqaal soo jiidasho leh โ fursaddan waa adiga.
๐๐๐ฑ๐๐๐ง ๐ค๐๐ ๐๐ข๐ฅ๐๐ฒ๐ง๐จ:
โข Inaad nala wadaagto Portfolio ama shaqooyin aad h**e u qabatay
โข Faham wanaagsan oo Design & Motion ah
โข Inaad la shaqeyn karto team isla markaana qaadan karto feedback
๐
๐๐โ๐ข๐ข๐๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐:
โข Ka shaqeynta mashaariic dhab ah oo saameyn leh
โข Korriin xirfadeed iyo jawi hal-abuur leh
โข Fursad aad ku noqoto qeyb ka mid ah team-ka Gooplus
๐ฉ Soo dir codsigaaga & Portfolio: [email protected]
โณ Deadline: 25 April 2026
๐๐ฑ๐ญ๐ซ๐ ๐๐ข๐ฅ๐. ๐๐ข๐ ๐๐ฆ๐ฉ๐๐๐ญ.
11/04/2026
๐๐๐ง๐ข ๐ฐ๐๐ ๐ฌ๐๐๐๐๐ญ๐ ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ฐ๐๐ฒ๐ง ๐๐ ๐๐๐ง ๐ฎ ๐๐๐๐๐ฅ๐ง๐๐ฒ
๐ฐ๐๐ฑ ๐ฐ๐๐ฅ๐๐ ๐จ๐จ ๐ง๐๐ ๐ฎ ๐ฌ๐๐๐๐ฌ๐๐งโฆ
Dad badan waxay u maleynayaan in Logo du ay lamid tahay Brand ( Sumcada Shirkada ), Laakiin brand-ku wuu ka weyn yahay intaas.
Brand waa sida aad u fikirto, sida aad u shaqeyso,
iyo fikrada ee macaamiishadu kaa heestaan.
Annaga Gooplus ahaan, waxaan dooranay inaan dib u eegno wax walba oo keena ku saabsan.
Ma ahayn muuqaal kaliyaโฆ wuxuu ahaa isbedel fikir.
โก๏ธ ๐ณ๐ ๐๐๐๐โฆ tani waa bilowga sheekada.
07/04/2026
๐๐ฌ๐๐ฎ๐ฎ๐๐ ๐๐จ๐จ๐ฉ๐ฅ๐ฎ๐ฌ ๐๐ฒ๐๐ ๐ค๐ฎ ๐ ๐ฎ๐๐ ๐ฃ๐ข๐ซ๐ง๐๐โฆ ๐ฐ๐๐ฑ ๐ค๐ ๐๐๐๐๐ง ๐๐๐๐๐๐ฅ ๐๐๐ ๐๐ฒ๐๐ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฌ๐จ๐๐๐.
Bishan waxaan kuu soo bandhigaynaa shaqooyinkeena ugu fiican, qiimo dhimis gaar ah, iyo adeegyo cusub oo kor u qaadaya ganacsigaaga.
Waa waqtigii aad ka faaโiideysan lahayd fursado dhab ah.
Nala soco, nala dabaaldeg, kana mid noqo macaamiisha ka faaโiideysta Extra Mile Big Impact
05/04/2026
๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐
Naguna qeex laba sadar - ku saleysan khibradaada iyo aqoonta aad nala wadaagtay, laga bilaabo maalintii aad nagu soo biirtay ilaa maanta.
6 Sano oo Qibrad iyo Wada Hal Abuur
Maanta waa maalin gaar ahโฆ waa dabaal dag, waa guul aan wada leenahay ๐
04/04/2026
๐๐๐ฅ๐ ๐๐๐๐๐๐ฅ ๐๐๐ ๐จ๐จ ๐ช๐๐ฒ๐ ๐ค๐ ๐ง๐จ๐ช๐จ ๐๐๐ซ๐ฑ๐๐๐๐๐ง๐,
๐ฐ๐๐ฑ๐๐๐ง ๐ค๐ฎ ๐ฌ๐ข๐ข๐ง ๐๐จ๐ง๐๐ ๐ก๐๐๐ข๐ฒ๐๐๐จ ๐ค๐ฎ๐ฎ ๐ ๐๐๐ซ ๐๐ก.
6 sano oo aan dhaafnay xuduudaha caadiga ah โ Extra Mile, Big Impact ๐ผ
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 08:00 - 17:00 |
| Tuesday | 08:00 - 17:00 |
| Wednesday | 08:00 - 17:00 |
| Thursday | 08:00 - 17:00 |
| Saturday | 08:00 - 17:00 |
| Sunday | 08:00 - 17:00 |