Filasho

Filasho

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Filasho, Media Agency, Mogadishu.

02/09/2024

Aniga waxaan ahay qofkii boorsada kaa xaday ee fadlan iska key cafi".

25/08/2024

Xukunka walalo wada dhashay

24/08/2024

Waxaa soo ifbaxaya jahwareer ka dhex taagan Safaaradda ay Soomaaliya ku leedahay Kenya iyo Siyaasiyiinta Soomaaliyeed ee ka aragtida duwan DFS islamarkaana uu fadhigoodu yahay magaalada Nairobi dalka Kenya.

23/08/2024

Madaxweynaha Galmudug ayaa gaaray magaalada Huurshe ee gobolka Galgaduud.

Photos from Filasho's post 18/08/2024

Komishanka Doorashooyinka Somalilsand ayaa maanta xarunta Guriga Shaqaalaha ku soo bandhiggay Nidaamka Hubinta Cod-bixiyeyaasha Booyoomitrigga IRIS- BVVS. Kulankaas waxaa ka soo qaybqaatay Madaxda Xisbiyada/Ururrada Siyaasadda, Madaxda Dalladda Ururrada Balshada ee SONSAF iyo dadwayne ka mid ah codbixiyeyaasha ka diiwaangashan goobta Guriga Shaqaalaha.

KDQ waxay halkaas si dhammaystiran ugu warbixiyey hanaanka Nidaamka Hubiata Codbixiyeyaasha IRIS-BVVS ka, waxaana halkaasi si daahfuran lagu tijaabiyey Nidaamka IRIS-BVVS, tijaabadaas oo laga qaaday qaar ka mid dadweynaha iyo madaxda Xisbiyada/Urradda ee ka diiwangashanaa goobta Guriga Shaqaalaha.

Madaxda Xisbiyada iyo Ururrada Siyaasadda oo halkaasi ka hadlay, ayaa KDQ la wadaagay dareenadooda taban iyo togan ee ay ka qabaan fullinta Nidaamka Hubinta Cod-bixiyeyaasha Booyoomitrigga IRIS-BVVS ka. Waxaanay dalbadeen in shir wadatashi ay iskugu yimaadaan Komishanka Doorashooyinka Somaliland.

Ugu danbayn waxaa lays la qaatay in marka la soo dhameeyo Tijaabada Rasmiga (IRIS-BVVS Field Test), la qabto shir lays kula lafaguro dhammaan arimaha la xidhiidha nidaamka BVVS.

Filasho

18/08/2024

Abdullahi Mohamed waa 3 jir Dayniile ayaa lagu cunay waana la dilay.

Hooyadiis waxay dhashay 5 Gabdhood isaga oo kaliya ayaa wiil u ahaa hadana laba canug oo mataana ah ayee caloosha ku Wadaa.

Hooyadiis oo gacanta ka hayso ayaa laga dafay Bajaaj ayaa lagu watay kadib hal habeen Waxaa la helay Abdullahi oo labada kiliyood laga soo baxsaday Ceejina lagudilay xubinta tarankana laga soo goostay.

Maxaa qaldan ilmahan yar yaa sidaa u ciqaabi karo muxuuna qalad ah oo uu sameyn karaa ?

Abdullahahi iyo hooyadiis ayaa qaraaba salaan u yimid Dagmada Dayniile waxayna ku noolaayeen Dagmada Xamar weyne .

Reer Dayniile Abdullahi Dadkii cunay hadaadan iska soo dhax saarin oo aadan soo qabanin ilma badan ayee arintan ku dhaci doontaa ee mala socotaan?

Filasho

Want your business to be the top-listed Advertising & Marketing Company in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address

Mogadishu