Studio4u

Studio4u

Share

media production

01/10/2024
29/03/2024

Dhameystirka dastuurka iyo Balanqaadkii Murashixiinta Xilka Madaxweynaha Maxaa iska badalay ?

19/02/2024

Madaxwaynaha JFS mudane Xasan Sheikh Maxamuud oo si adag uga hadley musuqmaasuqa.

12/02/2024

Madaxweynaha JFS Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo u kuurgalaya amniga caasimadda dalka ayaa caawa booqday qaar ka mid ah Suuqyada ganacsiga magaalada Muqdisho, isaga oo waqti la qaatay muwaadiniinta ku sugnaa goobahaasi.

18/01/2024

Diidnayee ogow
Dalkayaga ninkiii doonaayayoo
Inoo dunsiiya raboo
Anaga diidanayay ogow

02/01/2024

Madaxweynaha JFS Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo hortagay fadhi degdeg ah oo uu isugu yeeray Labada Aqal ee Baarlamaanka dalka ayaa soo bandhigay mowqifka shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ee ku aaddan damaca Itoobiya ee Biyaha Soomaaliyeed.

02/01/2024

“Soomaaliya Soomaali baa leh”

16/01/2023

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo ka qeyb-galaya Shirka Wadatashiga iyo Dib u Heshiisiinta Koonfur-Galbeed ayaa soo gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta ku-meel-gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur-Galbeed.

11/01/2023

Madaxweyne Xasan Sheekh “Waa in mas’uuliyaddeeda lagula xisaabtamaa cid waliba oo isku dayda in ay Caddaaladda hor istaagto. Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa u xilsaaran fulinta Amarada Maxkamadaha haddii aysan imaan baahi weyn oo looga maarmi waayo Ciidamada kale ee dalka”.

03/01/2023

CADALE

29/12/2022

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Munaasabad casho sharaf ah oo ka dhacday Madaxtooyada Qaranka ku maamuusay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle iyo Wafdigiisa.

Want your business to be the top-listed Media Company in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address

Mogadishu
252