Damaashaad Events

Damaashaad Events

Share

Damaashaad is a company that works in the events management which manages all kinds of events....

ARAGTIDA GUUD
Damaashaad waxaana laga keenay “sameenta ciyaaro iyo waxyaallo kale oo farxad muujin leh” waxayna ku siin doontaa dhammaan baahiyahaaga sida: maamulidda munaasabadaha kala duwan A - ilaa - Z, xirmoyinka dalxiiska, qabashada hoteelada, kireenta Gaadiidka, sameenta fiidiyowyada, jaridda tigidhyada safarada gudaha iyo dibada. ageedyadeena waxay ahaan donaan kuwa xasuus gaar ah kugu reeb

02/08/2026

muqaal guud munaasabadda xarig-jarka ee Udug Style

: Quruxdu waa Agaasinka.
Contact Us Now: +252 613 333208
Email: [email protected]
Visit: damaashaad.com





See less

Photos from Damaashaad Events's post 02/08/2026

Waxay noo ahayd sharaf iyo farxad inaan ka qeyb qaadanno munaasabadda xarig-jarka ee Udug Style, oo ah goob casri ah oo loo diyaariyey si heer sare ah.

Damaashaad Event Management waxay door muuqda ka qaadatay agaasinka iyo diyaarinta munaasabaddan gaarka ah, waxaana si weyn ugu faraxsanahay wada-shaqeynta wanaagsan ee aan la yeelannay kooxda Udug Style.

: Quruxdu waa Agaasinka.
Contact Us Now: +252 613 333208
Email: [email protected]
Visit: damaashaad.com

01/08/2026

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (JFS) ayaa booqday teendhada ay shirkadda Damaashaad Event Management ku lahayd Shirweynaha Bandhigga Bangiyada iyo Hey adaha Maaliyadeed Soomaaliya ee SOBFITS 2026, halkaas oo uu si diiran ugu soo dhaweeyay Guddoomiye Maxamed Cusmaan Geedi.

: Quruxdu waa Agaasinka.
Contact Us Now: +252 613 333208
Email: [email protected]
Visit: damaashaad.com

Photos from Damaashaad Events's post 30/07/2026

Sawiro Qeebta 2aad: Shirweynaha Healthcare Financing Forum.

: Quruxdu waa Agaasinka.
Contact Us Now: +252 613 333208
Email: [email protected]
Visit: damaashaad.com

Photos from Damaashaad Events's post 30/07/2026

Sawiro Qeebta 1aad: Shirweynaha Healthcare Financing Forum.

: Quruxdu waa Agaasinka.
Contact Us Now: +252 613 333208
Email: [email protected]
Visit: damaashaad.com

29/07/2026

Quruxda xafladu waxay ku xiran tahay agaasinka iyo soo dhaweynta martida.

Kooxdena waxay markasta u taagan yihiin inay xafladaada ka dhigaan mid taariikhi ah.

: Quruxdu waa Agaasinka.
Contact Us Now: +252 613 333208
Email: [email protected]
Visit: damaashaad.com

28/07/2026

Maryama Caadle oo ah agaasimaha Gaari dumar.
ayaa qeyb ka aheed Shirweynihii Somali Banking And Financial Trade Show (SOBFITS 2026).

27/07/2026

Mr.Mohamed Maalin ka socda Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud Telecom qeebteda .app ayaa qeyb ka aheed Shirweynihii Somali Banking And Financial Trade Show (SOBFITS 2026).

26/07/2026

Madaxa Suuqgeynta ee Bushra Business Bank Mr.Saciid Mirre.

24/07/2026

Jimco wanaagsan.

: Quruxdu waa Agaasinka.
Contact Us Now: +252 613 333208
Email: [email protected]
Visit: damaashaad.com

Want your business to be the top-listed Travel Agency in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address

Soobe, Bulahubey Road, Taageer Mall
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 07:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00