Lemon Technology
HIGH QUALITY AND FAST WORKING ORDER
19/03/2026
Ciid wanagsan Dhammaan umadda Soomaaliyeed, qaasatan bah weynta Lemon Advert , تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال.
17/03/2026
𝐅𝐮𝐫𝐬𝐚𝐝 𝐜𝐚𝐣𝐢𝐢𝐛 𝐚𝐡!
Tijaabi nasiibkaaga oo ku guuleeso (Ciid Poster) waliba si bilaash ah.
Lambar ka qabso inta udhaxeeso 50-99.
𝐒𝐡𝐮𝐫𝐮𝐮𝐝𝐚𝐡𝐚:
1. Page-ka shirkadda kusoo biir (Follow).
2. Lawadaag asxaabtaada post oo ku share garee Facebook Account kaaga.
3. Like saar poster ka.
14/03/2026
𝐃𝐚𝐥𝐚𝐛𝐤𝐚𝐚𝐠𝐚 𝐝𝐡𝐢𝐢𝐛𝐨 𝐨𝐨 𝐡𝐞𝐥 𝐩𝐨𝐬𝐭𝐞𝐫 𝐜𝐚𝐬𝐫𝐢 𝐚𝐡 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐭𝐮𝐫𝐣𝐮𝐦𝐚𝐚𝐲𝐚 𝐝𝐚𝐛𝐚𝐚𝐥 𝐝𝐚𝐠𝐠𝐚 𝐜𝐢𝐢𝐝𝐝𝐚
03/03/2026
Afur wanagsan
25/02/2026
Ramadan Kariim, waa waalintii 8aad ee bisha barakeysan ee Ramadan. Allle nabad iyo bad qab hainoogu dhameeyo Insha'Allah.
17/02/2026
Ramadan Kariim 🌙
Bishan barakaysan ee Ramadaan waxaan idiin rajaynaynaa naxariis, dambi-dhaaf iyo khayr badan.
Alle ha naga aqbalo soonka, salaadda iyo camalka wanaagsan. 🤍
15/02/2026
Hal fikrad oo wanaagsan waxay isu beddeli kartaa 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐰𝐞𝐲𝐧 marka ay la kulanto naqshad sax ah, suuq-geyn xooggan, iyo xog curin tayo leh.
Lemon Advert waxaan bixinaa:
🎬 Production tayo sare leh
🚀 Xayeysiis gaarsiin ballaaran leh
🎨 Design soo jiidasho leh
𝐂𝐫𝐞𝐚𝐭𝐢𝐯𝐞 𝐒𝐨𝐥𝐮𝐭𝐢𝐨𝐧𝐬. 𝐑𝐞𝐚𝐥 𝐈𝐦𝐩𝐚𝐜𝐭.
Nala soo xiriir maanta: 📞 770977149
11/02/2026
Waxaan heshiis shaqo la galnay 𝗖𝗼𝗱𝗲𝗲𝘆 𝗧𝗿𝗮𝘃𝗲𝗹 𝗔𝗴𝗲𝗻𝗰𝘆 si aan uga dhigno barahooda bulshada kuwo si dhab ah u muujinaya 𝗮𝗱𝗲𝗲𝗴𝗴𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝘁𝗮𝘆𝗮𝗱𝗮 𝗮𝘆 𝘀𝗵𝗶𝗿𝗸𝗮𝗱𝗱𝘂 𝗯𝗶𝘅𝗶𝘀𝗼, anagoo u sameyn doonna naqshado casri ah oo soo jiidasho leh.
Lemon Advert
Waxaan kaagala qeyb qaadaneynaa xafladaada waliba si qurux badan inaga oo ay astaan inoo tahay howl hufan iyo tayo sarre.
21/01/2026
𝐌𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐫𝐛𝐚𝐜𝐚 𝐚𝐡 𝐤𝐮𝐧𝐚 𝐛𝐞𝐞𝐠𝐚𝐧 𝟐𝟏 𝐉𝐚𝐧 𝟐𝟎𝟐𝟔, waxaan si rasmi ah xariga looga jaray xarunta saddex (3aad) ee Mu'asasada Al-Macrifa gaar ahaan qeybta Xanaanada Caruurta.
Mu'asasaat Al-Macrifa
06/01/2026
🎉 Waan Soo Laabannay! 🎉
LEMON ADVERT waxay dib ugu la soo laabatay adeeg tayo sare leh iyo suuq-geyn dijitaal oo hal-abuur leh 🍋✨
Haddii aad rabto in ganacsigaaga la arko, la xasuusto, lana iftiimiyo —
📢 Annaga ayaa xal kuu ah!
📅 January 2026
📞 Nala soo xiriir: 770977149
💡 Creative Digital Marketing That Makes Your Brand Shine
28/11/2025
Jumma Mubarak
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Mogadishu