Event AI

Event AI

Share

Event AI helps you discover, join, and manage events effortlessly. Smarter events. Powered by AI.

For attendees and organizers, we make it easy to create, find, and grow meaningful experiences.

05/08/2026

Ka faa'ideso fursadan, hada iska diiwangeli eventai.so

Dooro Kulliyadda Kugu Habboon – Mustaqbalkaaga Ka Bilow Maanta!

Iska diiwaangeli hadda adigoo adeegsanaya Event AI si aad uga qayb gasho barnaamijka Dooro Kulliyadda Kugu Habboon oo ay qabanayso Plus Academy.

Goobta: Mogadishu University

Isdiiwaangelinta:

https://eventai.so/events/dooro-kulliyadda-kugu-habboon-mustaqbalkaaga-28

Ha lumin fursaddan! Isdiiwaangeli maanta oo bilow safarkaaga guusha. (Eventos)

03/08/2026

Nasiib wacan dhamaan

π‘πžπ π’π¬π­π«πšπ­π’π¨π§ 𝐒𝐬 𝐧𝐨𝐰 𝐜π₯𝐨𝐬𝐞𝐝

Approval is Pending......

01/08/2026

Ogeysiis Muhiim ah:

Waxaan bulshada Event AI horay ugu sii wargelineynaa in Leaderboard-ka bisha Agoosto 2026 uusan yeelan doonin abaalmarinno lacageed.

Inta lagu jiro bishan, waxaan dib-u-eegis iyo xoojin ku sameyneynaa nidaamka dhibcaha si loo ilaaliyo cadaaladda loogana hortago ku-takri-falka.

Leaderboard-ku wuu sii shaqeyn doonaa, laakiin lacag abaalmarin ah lama bixin doono Agoosto.

Guuleystayaasha bishii Luulyo waxaa la siin doonaa abaalmarinnadooda sidii loogu ballanqaaday.

Cadaaladda iyo kalsoonida bulshada ayaa mudnaanteenna koowaad ah.

27/07/2026

Farxad ayey noo tahay inan qeyb ka ahano program-kan muhiimka u ah dhaliyarad.

Mar dhow naga war suga...

Waxaan ku faraxsanahay inaan idinla wadaagno in Event AI uu kamid yahay Partners-ka barnaamijkeenna β€œBeyond the Classroom: Preparing Students for the Future Work.”

Waxaan uga mahadcelinaynaa Event A.I taageerada iyo garab istaagga

14/07/2026

Webinar cusub ayaa hadda laso geliyey Event AI

Laambad E-learning Platform waxay qabanaysaa webinar-ka:

Future-Ready Somali Youth: Skills for a Shared Future

Kulankan wuxuu diiradda saaraya xirfadaha ay dhalinyarada Soomaaliyeed ugu baahan yihiin mustaqbalka waxbarashada, shaqada iyo horumarka xirfadeed.

πŸŽ™οΈ Martida: Yusuf Sodal
Head of SME Banking, IBS Bank

🎁 Fursad gaar ah: 50 arday ayaa heli doona koorsooyin iyo tababbarro xirfadeed oo bilaash ah.

πŸ“… 15 July 2026
⏰ 8:00 PM
πŸ’» Google Meet

Kaga soo biir:

🌐 eventai.so

Event AI β€” Connecting People to Opportunities.

11/07/2026

πŸŽ‰ 5,000+ isticmaale β€” guul weyn oo aan wada leenahay!

Fikrad ayey aheyd bishii May, maanta Allah mahadis Event AI waxay gaartay in ka badan 5,000 isticmaale, iyadoo sii noqonaysa madal lagu kalsoon yahay oo dadka ku xirta dhacdooyinka iyo fursadaha ka jira Soomaaliya.

Guushan waxay suurtagal ka dhigay kalsoonidiinna, ka qeybqaadashadiinna iyo taageeradiinna joogtada ah.

Mahadsanidiin dhammaan isticmaaleyaasheenna eventai.so.
Adinka ayaa udub-dhexaad u ah kobocan iyo horumarkan.

Wax badan ayaa soo socda. πŸš€

10/07/2026

πŸ“’ Webinar Cusub iyo Caawa!

Webinar-ka β€œNew Robinhood Crypto Tokens Explained” wuxuu qabsoomayaa caawa, waxaana soo qabanqaabinaya AI Crypto Solutions.

Kulankan waxaa lagu sharxi doonaa token-nada cusub ee Robinhood, sida loo iibsado loona iibiyo, iyo qodobbada muhiimka ah ee amniga ay tahay in laga taxaddaro.

πŸ•˜ Waqtiga: Caawa, 9:00 PM
πŸ“ Goobta: Google Meet

Faahfaahinta iyo habka ku biirista kala soco:
🌐 eventai.so

07/07/2026

Feature cusub ayaan soo kordhinay!

Hadda waxaad Event AI ka baajin kartaa kursigaaga ama u wareejin kartaa saaxiibkaa haddii aadan iman karin.

Kursi ha lumin β€” qof kale fursad sii.

🌐 eventai.so

06/07/2026

Rikoor kalo cusub!

Diiwaangelinta Building Career Through AI & Digital Skills waxaa lagu buuxiyey 20 daqiiqo oo keliya.

Dhammaan 200 kursi waa la qaatay.

Waxay muujinaysaa sida bulshada Event AI ugu diyaarsan tahay munaasabado tayo leh, fursado waxbarasho, iyo xirfado mustaqbal leh.

Mahadsanidiin dhammaan dadkii sida degdegga ah isu diiwaangeliyey.

🌐 eventai.so

06/07/2026

Hal saac oo keliya ayaa ka harsan! ⏳

Diiwaangelinta munaasabadda Building Career Through AI & Digital Skills waxay furmaysaa maanta 8:30 PM.

Waxaa diyaar ah 200 kursi oo keliya, waxaana lagu qaadanayaa habka qofkii soo hormara ayaa mudnaanta leh.

Diyaar garow, waqtigana ha seegin.

🌐 eventai.so

Want your business to be the top-listed Event Planning Service in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Address

Km4
Mogadishu
252