Dhusamareb

Dhusamareb

Share

Waxaad halkaan ka heli doontaa xogo la xiriira dhaqdhaqaaqyadii hoggaamiyayaasha diintu ay sameeyeen

14/06/2025

Halkaan waxaa lugu sheegay fariisinka ciidanka cirka Soomaaliya, diyaaradahaan wax wayn ma qaadaan tiiba laba tan ayay qaaddaa.

11/06/2025

Puntland hadba god ayaa loo banaynayaa.

11/06/2025

Puntland oo kahadashay dad kasoo jeeda KG oo Gaalkacyo ku xirxiran

09/06/2025

Allah ha u naxariistee C/fitaax Ceynaanshe Xaashi oo ka mid ahaa dad ka shaqaynayay qodista xulfado lagu kaydiyo biyaha ayaa lagu dilay degmada Afbarwaaqo ee gobolka Mudug.

Goobjoogayaal ayaa sheegay in qofka dilka geystay uu goobta ka baxsaday. Maamulka degmada Afbarwaaqo ayaa sheegay inay ku raad joogaan eedeysanaha si loogu gacan geliyo hay’adaha amniga.

08/06/2025

Puntland waxay adeegsanaysaa diyaarado aan federaalka lugu ogayn, Imaaraadka ayaa taageera.

Waxaa la ogyahay dhibaatadii ay Suudaan ka gaysteeen Imaaraadku ciidan ay taageeraaan.

26/03/2025

Shawaab oo Ku qamaamay meel rasaasi taalay saaka markay weerareen Masaajid Cali Gaduud.

Photos from Dhusamareb's post 23/03/2025

Ahlu sunna oo dib isu heshay muddo dheer ka dib

23/03/2025

Arrintu waa sideedii, Mudug

23/03/2025

Maraykan xeeladiisii oo la fahmay

Photos from Dhusamareb's post 23/03/2025

Cabaadka Cali Dheere iyo orodka Coldoon is anficimaayaan.

22/03/2025

Dhulkii Daash joogtay

20/03/2025

DEG DEG Dabdheer oo Qaayib iyo Xiindheere u dhexeysa duqeyn culus ayaa ka dhacday, guri ay kujiraan horjoogayaal Alshbb ah ayaa gantaal kor looga keenay, goobta oo isku bas-beeshay ayaa lagu howlan yahay in xogteeda lasoo uruuriyo

Want your business to be the top-listed Media Company in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address

Dhusamareb
Mogadishu
252