Madak Tech

Madak Tech

Share

Madak Tech is a innovative information technology solutions, offering a wide range of services to enhance business efficiency and digital transformation.

19/03/2026

Ciid Wanaagsan! ๐ŸŒ™

Waxaan dhammaan umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynaynaa munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga.

Halkaan ka bogo waxqabadkeena oo booqo barteena Behance
๐Ÿ‘‰ https://www.behance.net/madak_tech

Photos from Madak Tech's post 17/03/2026

Soo Dalbo Poster-ka Eid Mubarak

Haddii aad rabtid naqshad isku darsatay qurux iyo quality,
Nagala soo xiriir whatsapp number-ka ๐Ÿ“ฒ https://wa.me/252628013883

Halkaan ka bogo waxqabadkeena oo booqo barteena Behance
๐Ÿ‘‰ https://www.behance.net/madak_tech

19/02/2026

Fursadda Bisha Ramadan โ˜ช๏ธ

Iibso 1 Course, waxaadna helaysaa 2 course kale oo FREE ah! ๐ŸŽ

๐Ÿ“š Xogta Saddexda Course ee Aad Helayso:โ€ข
1๏ธโƒฃ Video Editing (Premiere Pro) Waxaad ku baran doontaa habka loo jarjaro loona qurxiyo muuqaallada (36 Cashar oo Practical ah).
2๏ธโƒฃ Graphic Design (Adobe Illustrator): Baro naqshadaynta astaamaha iyo boorarka (31 Cashar oo Practical ah).
3๏ธโƒฃ Photo Retouching (Photoshop): Baro dayactirka iyo qurxinta sawirrada (18 Cashar oo Practical ah).

Courses-ka waxaa ku qaadani telegram
โœ…Telegram-ka waxa lagugu daraa group-ka dhamaaan casharada ku jiraan

Nagala soo xiriir WhatsApp-ka โจโจ62 8013883

โœ…๏ธCourse-ka Video Editing-ka Xogtiisa halkan ka daawo
๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
https://www.facebook.com/MadagTechnology/videos/575757865011258/?app=fbl

โœ…๏ธCourse-ka Graphic Design-ka Xogtiisa halkan ka daawo
๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
https://www.facebook.com/MadagTechnology/videos/994450091967138/?app=fbl

โœ…๏ธCourse-ka Photo Retouching(Dayactirka sawirada) Xogtiisa halkan ka daawo
๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
https://www.facebook.com/MadagTechnology/videos/1121114853096545

17/02/2026

Ramadan Mubarak

16/02/2026

Ramadaan Poster Designs

Haddii aad rabto naqshado heer sare ah,
Nagala soo xiriir whatsapp ๐Ÿ“ฒ https://wa.me/252628013883

Halkaan ka bogo waxqabadkeena oo booqo barteena Behance
๐Ÿ‘‰ https://www.behance.net/madak_tech

14/02/2026

Farshaxanku ma aha kaliya qurux, ee waa fariin dhab ah.
Mid ka mid ah macaamiisheena aan u naqshadeeyno barahooda bulshada.
Waxaa sharaf noo ah inaan muddo ku dhow hal sano si joogto ah ula shaqaynaynay ๐—ง๐—ฎ๐—ฟ๐—ด๐—ฒ๐˜ ๐—š๐—ฟ๐—ผ๐˜‚๐—ฝ.

Haddii aad rabto naqshado heer sare ah, xirfadeysan, waan ku garab taagan nahay.

Nagala soo xiriir whatsapp ๐Ÿ“ฒ https://wa.me/252628013883

Halkaan ka bogo waxqabadkeena oo booqo barteena Behance
๐Ÿ‘‰ https://www.behance.net/madak_tech

Photos from Madak Tech's post 10/02/2026

Farxad ayay noo tahay inaa u naqshadeynay Full Branding shirkadda Kafiye Construction service .
Waxaan u hindisnay naqshad casri ah oo ka turjumaysa tayada adeeggooda.

Haddii aad rabto naqshado heer sare ah, xirfadeysan, waan ku garab taagan nahay.
Nagala soo xiriir whatsapp ๐Ÿ“ฒ https://wa.me/252628013883

Halkaan ka bogo waxqabadkeena oo booqo barteena Behance
๐Ÿ‘‰ https://www.behance.net/madak_tech

05/02/2026

Jimco Wanaagsan

Photos from Madak Tech's post 22/01/2026

Event Branding | CAT

Waxaan si weyn ugu faraxsanahay inaan nashqadeynay xafladda furitaanka rasmiga ah ee Xarunta Cilmi-baarista & Horumarinta Beeraha (Center for Agricultural Transformation โ€“ CAT)

Naqshad sax ah iyo hal-abuur tayo leh ayaa munaasabad kasta ka dhiga mid soo jiidasho leh oo xusuus reebta.

Haddii aad rabto naqshado heer sare ah, xirfadeysan, waan ku garab taagan nahay.
Nagala soo xiriir whatsapp ๐Ÿ“ฒ https://wa.me/252628013883

Halkaan ka bogo waxqabadkeena oo booqo barteena Behance
๐Ÿ‘‰ https://www.behance.net/madak_tech

06/01/2026

Shaqoonyinkii aan qabanay sanadkii tagay ee 2025 ๐Ÿš€

โœ… 300+ Social Media Poster Designs
โœ… 10+ Video & Motion Graphics
โœ… 10+ Professional Logo Designs
โœ… 60+ Print Designs & Company Profiles

Halkaan ka bogo waxqabadkeena oo booqo barteena Behance
๐Ÿ‘‰ https://www.behance.net/madak_tech

Diyaar ma u tahay inaa sanadkan cusub ganacsigaaga kor u qaadno?
Nagala soo xiriir whatsapp ๐Ÿ“ฒ https://wa.me/252628013883

Want your business to be the top-listed Advertising & Marketing Company in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Address

Mogadishu