SomGas
Shirkaddii Ugu Horeysay Ee Dalka Keentay Gas-ka Cuntada, Heeganna kuula ah haqab tirida Baahiyaha Gas-ka ee Guri, Maqaayad iyo hotellada :
Ka dalbo *334#
17/06/2026
Marka aad isku hesho haanta SomGas iyo jiko nadiif ah
waxaad noqonee cunto kariye farta ka xiran.
16/06/2026
Waxaan dhamaan umadda muslimka ah gaar ahaan shacabka soomaaliyeed ugu Hambalyeyneynaa curashada sanadka cusub ee Hijri 1448H
Sanadkaan cusub waxaan illahy kabaryeynaa inuu nooga dhigo mid leh Amni, caafimaad iyo barwaaqo.
Maalin ka mid ah maalmaha Maxamed daahir maxamed oo ka tirsan shaqaalaheenna heeganka u ah iney degdeg kuugu keenaan gaaska.
13/06/2026
Ka gudub dhuxul iyo dambas oo lajaan qaad casriga cusub
12/06/2026
Illahy wuxuu ina siiyay nimcooyin badan oo aan lasoo koobi karin asagoo ka hadlaaya nimcooyinkaas qaarna wuxuu kuleeyahay aayadaan
“Ilaahay kii waaye samada idiinkaga soo dejiyey biyo aad qaar cabtaan, qaarka kalana waxay galaan dhulka oo ay ka soo saaraan geedo aad xoolaha ka daaqsataan.”
11/06/2026
Haanta gaaska ha dhigin mee aad ugu dhaw cooker-ka
10/06/2026
Adigoon raadin dheer galin si fudud uga dalbo gaaska adeegga Sahal oo garaac *334 #
09/06/2026
Mid kamid ah hadiyadaha qaaliga ah ee aad Saaxibtaa u keeni karto😊
06/06/2026
Si aysan cunto karintaadu u istaagin guriga soo dhigo haanta kusugo
01/06/2026
Si fudud gaaska ku dalbo lacagtana ku bixi adigoo wacaaya lambarka gaaban ee 334
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Mogadishu