Cayn Tech
"REALIZING YOUR DREAM"
12/04/2026
Waxaan si rasmi ah u shaacinaynaa inaan dhammaystirnay website-ka cusub ee Daljir Consulting. Waxaan xoogga saarnay inaan u dhisno madal leh naqshad casri ah oo fududeynaysa habka ay macaamiishu u helayaan adeegyadooda.
Website-kan waa mid leh:
✔️ Naqshad heer sare ah
✔️ Isticmaal fudud
✔️ Xawaare iyo tayo sare
Halkan ka booqo: https://daljirconsulting.org/
🚀 Nala soo xiriir si aan kuu dhisno website-kaaga!
📩 WhatsApp: https://wa.me/252610464629
03/04/2026
Jumco Wanaagsan dhamaan umadda muslimiinta ah, gaar ahaan umadda Soomaaliyeed.
Jumcada waa maalinta ugu fadliga badan maalamaha, sunnooyinkeedana waxaa ka mid ah badinta saliga nabiga ﷺ, aan ku dedaalno badinta saliga.
31/03/2026
𝐁𝐫𝐚𝐧𝐝 𝐜𝐮𝐬𝐮𝐛, 𝐦𝐮𝐮𝐪𝐚𝐚𝐥 𝐜𝐮𝐬𝐮𝐛, 𝐢𝐲𝐨 𝐡𝐢𝐦𝐢𝐥𝐨 𝐰𝐞𝐲𝐧.
Waxaan cusboonaysiinay astaanteena, si aan ula jaanqaadno horumarka dhijitaalka ah ee aan hiigsanayno.
05/01/2026
👀 Isha nagu haay!
Cayn Tech is officially back and ready to build smart, modern digital solutions.
Let’s create something powerful together. 💡
24/11/2023
Jumco Mubarak
21/11/2023
🎉 Hambalyo Maalinta Macallimiinta Soomaaliyeed! 📚
08/11/2023
Shirkadda OpenAI ayaa update kii ugu dambeeyey kusoo dartey ChatGPT furaha Somalia 🤖🌍
Barnaamijkan in uu suurtagalo waxaa kaalin wayn kaqaatey Eng. Munira Omar 🎉 Thanks Eng 👏
07/11/2023
🚶♂️🚶♀️ Consistently taking small, meaningful steps toward your goals can lead to 🌟 great success over time. 🕒🌠
14/09/2023
JUMMA MUBARAK
13/09/2023
🌎 Programmer's day
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Mogadishu