Tusmo Foundation
Tusmo Foundation
Adeeg bulsho iyo aqoon agaasiman.
05/12/2025
05/12/2025
[Taariikh: 03/DEC/2025 – 04/DEC/2025]
Guddoomiyaha Hay’adda Maxaliga ah ee Tusmo Foundation, Mudane Maxamed Ciise Maxamed (Mr. Dii), ayaa ka mid ahaa ka-qaybgalayaasha muhiimka ah ee ka soo muuqday tababar socday muddo laba maalmood ah, kaas oo lagu qabtay Green Paradise Hotel oo ku yaalla Degmada Wadajir, agagaarka Airport-ka Magaalada Muqdisho.
Tababarkan oo cinwaankiisu ahaa “YOUTH WORKSHOP ON POST COP 30” ayaa waxaa soo agaasimay Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Horumarinta (UNDP), iyada oo kaashanaysa Somalia Joint Fund iyo Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada.
Tababarku wuxuu diiradda saaray doorka dhallinyarada ee la-qabsiga isbeddelka cimilada, sidii looga faa’iideysan lahaa go’aamada ka soo baxa shirarka caalamiga ah ee COP-ka, iyo sida ay dhallinyaradu uga qayb qaadan karaan xallinta caqabadaha deegaanka ee saameeya bulshadooda.
Mudane Maxamed Ciise (Mr. Dii) ayaa madasha ka jeediyay talooyin wax ku ool ah oo dhiirrigeliyay ka-qaybgalayaasha, isaga oo adkeeyay muhiimadda ay leedahay wadashaqeynta, wacyigelinta iyo in dhallinyarada lagu qalabeeyo aqoon iyo xirfad u suurtagelinaysa in ay kaalin muuqata ka qaataan arrimaha deegaanka iyo horumarka bulshada.
Tababarkan ayaa kusoo dhammaaday jawi guul iyo niyad-sami leh, iyadoo ka-qaybgalayaashu muujiyeen rabitaan xooggan oo ku aaddan in ay ficil wax ku ool ah ku beddelaan aqoonta ay heleen.
[Date: 03/DEC/2025 – 04/DEC/2025]
The Chairperson of the Local Organization, Tusmo Foundation, Mr. Mohamed Issa Mohamed (Mr. Dii), was among the key participants in a two-day workshop held at Green Paradise Hotel, located in Wadajir District near the Airport in Mogadishu.
The training, titled “YOUTH WORKSHOP ON POST COP 30”, was organized by the United Nations Development Programme (UNDP), in collaboration with the Somalia Joint Fund and the Ministry of Environment and Climate Change.
The workshop focused on the role of youth in climate adaptation, how to benefit from outcomes of global climate conferences such as COP, and how young people can actively contribute to addressing environmental challenges affecting their communities.
Mr. Mohamed Issa (Mr. Dii) delivered practical and inspiring remarks, emphasizing the importance of collaboration, awareness-raising, and equipping young people with the knowledge and skills needed to play a meaningful role in environmental protection and sustainable community development.
The workshop concluded successfully in a positive and motivating atmosphere, with participants expressing strong commitment to applying the knowledge gained and taking concrete actions on climate and environmental issues within their respective communities.
Tusmo Foundation
Ismail Mohamed Omar
Nuur Xuseen Xasan Afrax
Ahmed Mohamed Abdulle
Zakariye Osman Omar
Durdur Media Group
29/10/2025
Mahadcelin gaar ah.
Allaha Sw ayaa ku mahadsan in 23/10/2025 aan Magaalada Muqdisho aan ku qabanay kulan wayn oo looga hadlaayey Doorka Muhiimka ah ee Ururka Macallimiinta ee Iskaashiga Dowladda si Loo Hagaajiyo Mushaaraadka Macallimiinta iyo Ballaarinta Miisaaniyadda Waxbarashada, intas ka dib si gaar ah waxaan ugu Mahadcelineynaa Ururka u dhaq dhaqaaqa Waxbarashada gabdhaha gaar ahaan waxbarashada loo dhan yahay Education For All Somalia(Efasom).
Ismail Mohamed Omar
Tusmo Foundation
22/10/2025
Warbixin Kooban: Kulan Wadahadal Bulsho oo Ku Saabsan Doorka Ururka Macallimiinta ee Horumarinta Mushaharka iyo Miisaaniyadda Waxbarashada
Maalinta beri ah oo ay taariikhdu tahay 23-ka Oktoobar 2025, magaalada Muqdisho, Soomaaliya, ayaa lagu qaban doonaa kulan muhiim ah oo lagu falanqeeyn doorka ururka macallimiinta ee iskaashiga dowladdu ku leedahay horumarinta mushaharka macallimiinta iyo ballaarinta miisaaniyadda waxbarashada.
Kulanka waxaa soo agaasimay Tusmo Foundation, iyadoo ay garab taagan yihiin hay’adaha Education For All Somalia (EFASOM), Oxfam Danmark, iyo Education Out Loud (GPE).
Ujeeddada kulanka ayaa ah in la xoojiyo wadahadalka bulshada si loo dhiirrigeliyo wada shaqeyn wax ku ool ah oo u dhaxeysa ururka macallimiinta iyo dowladda, taas oo gacan ka geysan doonta kor u qaadidda tayada adeegyada waxbarashada dalka.
Kulanka ayaa qayb ka ahaa hawsha Activity 3.1.1.3, oo lagu qabanayo dood furan si loo falanqeeyo mudnaanta waxbarashada loona soo jeediyo talooyin ku saabsan qorshaha miisaaniyadda cusub.
⸻
Goobta: Muqdisho, Soomaaliya
Taariikhda: 23-ka Oktoobar 2025.
09/07/2024
Gudoomiyaha guud ee Tusmo Foundation Eng Mohamed Isse Mohamed (Mr.dii) ayaa ka qeyb galay Xarig jarka shirkadda HATTA Computers and Documents Solution oo ka dhacay Magaalada Muqdisho, gaar ahaan Hallka Hangarka ee Xalanen̈ oo ay wakiil ka tahay
shrikadaha
Xerox
Kyocera Mobile
Lenovo
Canon
HP
10/06/2024
Imtixaanka dugsiyada iyo midka nololeed ee ardeydeenna marayaan Eeebbe ha u fududeeyo insha allah
Guul waxbarasho oo duruufta dalkooda wax ka badasha ayaan u rajeenayaa
Guul ayaan urajeyneena dhammantood goob kasta oo ay Imtixaanka 8aadka ku galayaan sanadan 2023-2024.
25/04/2024
Tusmo Foundation waxay maanta ka qeyb gashay Ololaha Todobaadka Waxbarashada Adduunka oo ay soo qabanqaabisay EFASOM.
Halku dhiga sanadkaan ayaa ahaa "Waxbarasho isbeddel leh"
Tusmo Foundation waxa ay cod dheer ku leedahay Waxbarasho loo dhanyahah in ay wada hergeliyaan cidkasta ay quseyso hanaanka Waxbarsho.
التربیه التحویلیه
Transformative Education....Dhammaad........Dhaammaad
Wixii intaa dheer kala laxiriir xafiiska (Tusmo Foundation)
Deg:Howlwadaag Eara Hotel WehliyeMogdishu-Somali
Foundation
.......
09/03/2024
Bahda Samafalka Foundation waxey Hambalyo iyo bogaadin u diraayaan Guddoomiyaha Midowga Dugsiyada Gobalka Banaadir Ustaad Cabdulqaadir Maxamed Xasan oo ka mid noqday 100ka qof ee ugu hoggaanka wanaagsan sanadkii tegay ee 2023.
Joornaalka Somali Leadership Magazine- Somalia oo ka faallooda hoggaanka suuban ayaa u gartay Ustaad Cabdulqaadir Maxamed Xasan, waana mudanyahay hambalyo hambalyo.
Foundation .
21/02/2024
Qaar ka mid ah howlwadeenada Tusmo Foundation ayaa ka qeyb galay Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo oo ka dhacday Xarunta AGA
07/02/2024
Agaasimaha Guud ee .Mohamed Isse Mohamed (Mr.dii) ayaa ka qeyb galay Training Workshop oo looga hadlaaye “EDUCATION FINANCING OBSERVATORY TECHNIQUES” oo ay soo agaasintay Efasom Somalia iyo hay,ada Iftin Foundation . Kaas oo socday mudo 2maalin ah.
Efasom&Iftin Foundation
.com
30/01/2024
Asc, Habeen Wanagsan
Dhammaantii asxaabteyda
Wad ku mshadsantihiin sida aad noo dhooro gelisaan mar kasta.
2 DAYS GENERAL ASSEMBLY FOR EFASOM MEMBER AYAA MAANTA INOO SOO IDLAADAY JAVA HOTE HALL.
Chairperson of Tusmo Foundation
Mr.dii ayaa nagu Matalay.
Click here to claim your Sponsored Listing.