Xasan Taliye

Xasan Taliye

Share

26/12/2025
26/12/2025
Photos from Xasan Taliye's post 26/12/2025

Waxaa dab ka kacay d.xamar jajab gaar ahan mesha jajaban ee lamiga

26/12/2025

Jawab Wacan

26/12/2025

✅JSP,Towfiiq,Karaama iyo Ramaas dhamaantood waxaa leh Xasan Sheikh shaqsiyaad ayaana wakiil uga ah.Lacagta ay ku ololeeyeena Xasan Sheikh ayaa jeebkiisa ka bixiyay.
✅Waa Sida Ahmed Nor oo idin dhama Hormuud ayaan wataa waxaa ila tar-tamaayo isla shirkadaheyga kale ee TAAJ iyo Salaam Bank.
✅Alaa Mahad leh oo shacabkii fahansiiyay isku caana-shubka Xasan Culusow

26/12/2025

Warbixin Kooban (Hordhac):
Guud ahaan, Xisbiga JSP (Cadaalad & Wadajirka) ayaa helay 1,423 cod.
Tani waa natiijo hordhac ah, tirinta k**a dambaysta ah iyo xaqiijinta cabashooyinka waxaa shaacin doona Guddiga Doorashaqda kaidb hubin rasmiga ah

26/12/2025

Warbixnta Doorashada | 𝗫𝗜𝗦𝗕𝗜𝗚𝗔 𝗧𝗢𝗪𝗙𝗜𝗜𝗤
Guud ahaan, Xisbiga Towfiiq waxa uu helay 251 cod, sida ku cad natiijooyinka hordhaca ah ee laga helay xarumaha codbixinta ee Degmada Xamar Jajab.

natiijada k**a dambaysta ahna waxaa si rasmi ah u shaacin doona Guddiga Doorashooyinka.
#𝗧𝗼𝘄𝗳𝗶𝗶𝗾 #𝗗𝗼𝗼𝗿𝗮𝘀𝗵𝗼

26/12/2025

Guud ahaan, Ururka Siyaasadeedka RAMAAS ayaa helay 1,766 cod.
Tani waa natiijo hordhac ah, waxaana natiijada k**a dambaysta ah shaacin doona Guddiga Doorashooyinka kadib hubinta rasmiga ah

25/12/2025

: 𝗪𝗔𝗥𝗕𝗜𝗫𝗜𝗡 – Sanduuqa 1aad EE Doorashada
Goobta: Xarunta Waaxda Gahayr – Degmada Xamar Jajab

25/12/2025
25/12/2025
25/12/2025
Want your establishment to be the top-listed Arts & Entertainment in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Address

United States
Mogadishu
252