WAR SIDE
Noqo sxpka mar walba daawada waxa aan soo galino Folow dheh ciwaanka mahadsanid 🇸🇴
30/03/2026
Hada labadan kee fudud oo aan soo qabanaa😁
Lafta gareen wuxuu ubaahnaa
La fiiriyo bis 😁
Waa maxay erey marka aad maqasho indhaha illin ku istaageyso?
Qoraal ka soo baxay Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa lagu cadeeyey in duulimaadyadii tegi jiray magaalada Baydhaba aysan waxaba iska bedelin oo sidoodii ay ugu safraan magaaladaas.
"Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAA) waxa ay u xaqiijineysaa dhammaan Shacab weynaha Soomaaliyeed in aysan jirin wax isbedel ama hakad ah oo ku yimid Duulimaadyadii maalin-laha ahaa ee tagi jiray magaalada Baydhaba," ayaa lagu yiri qoraalka Hay'adda.
Sacad siciid cida kaliya soomali aan waligeed lagumaysan waaye hormar wacan dadkeygi 💪🏾
23/06/2024
Madaale waa duqii ugu fcnaa ee xamar soomara nolow
11/06/2024
Saan maa noo dambeysay
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the public figure
Telephone
Website
Address
252