Goobsan Institute

Goobsan Institute

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Goobsan Institute, Information Technology Company, Mogadishu.

Goobsan Group was founded in 2014 by a group of Somali professionals with diverse experience in Management, Technology and Engineering, it is currently a fully grown-up company that provides professional services

07/08/2022

muhiim ah
Xarunta Goobsan Institute Business & Technology
waxey qabanaysaa koorso 3 weeks bootcamp
oo lagu bara doono softwares kala ah



waxii faahfaahin ah nagala soo xariir
number kan : 0617 338 998

31/07/2022

Xarunta Goobsan Institute Business & Technology
waxey qabanayaan koorso ku saabsan barashada
xirfadda naqshadeynta # graphicdesign
oo lagu bara doono softwares kala ah



waxii faahfaahin ah nagala soo xariir
number kan : 0617 338 998

30/03/2022

Xarunta Goobsan Institute Business & Technology iyo Jaamacada Plasma Campus-keeda PIU waxey qabanayaan Seminar on Research methodology, waxaana bixin doona cilmi baarayaal ku taqasusay.
Seminar-ka wuxuu soconayaa (saddex maalin) wuxuuna bilaabanayaa (2/April/2022) galabnimada Sabtida.
Fadlan iska diiwaan (Link-ga) yaala qeybta comment-ga👇 ama wac waxii faahfaahin ah 0617 338 998

26/03/2022

Xarunta Goobsan Institute Business & Technology waxey qabaneysaa Seminar Ku saabsan Animal health waxaana bixin doona Dr Moulid Abdullahi Aden
Seminar-ka wuxuu soconayaa 2 maalin wuxuuna bilaabanayaa 30/March/2022 galabnimada Arbacada. Iska diiwaan gili 👇
https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLScdB7YkvW9_zSqBZJxhL3Yoe0T2fuhRQ3qbs3ldI3EkxEVgOA/viewform?usp=sf_link

23/03/2022

Ardayad ka mid ah ardayda dhameesatay Seminar on Project Planning, Design and Implementation oo socday muddo afar maalin ah.

23/03/2022

Arday ka mid ah ardayda dhameesatay Seminar on Project Planning, Design and Implementation oo socday muddo afar maalin ah.

23/03/2022

Arday ka mid ah ardayda dhameesatay Seminar on Project Planning, Design and Implementation oo socday muddo afar maalin ah.

23/03/2022

Arday ka mid ah ardayda dhameesatay Seminar on Project Planning, Design and Implementation oo socday muddo afar maalin ah.

Photos from Goobsan Institute's post 23/03/2022

Photos from Goobsan Institute's post 23/03/2022

Waxaa maanta soo gabagaboobay Seminar onProject planing Design & Implementation oo aan u qabanay arday dhameysatay heer-ka 1aad ee jaamacada iyo kuwo sanadkaan dhameenaya inshallah
Waxaana gudoonsiinay shahaadada ka soo qeyb galka seminarka

Photos from Goobsan Institute's post 22/03/2022

Sawirada ardada maalinta 4aad ee Seminar-ka Project Planing, Design & Implementation.

Want your business to be the top-listed Computer & Electronics Service in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address

Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Friday 08:00 - 23:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00