PUMSA
Plasma University Medical Students Association
21/06/2023
Waxaan kusoo dhaweynaynaa sanadka clinical rotations ama internship ardayda MBBS waxaan idin rajeynaynaa mustaqbal ifaaya iyo inaad bulshadina ushaqeyn dontaan inta aad isbitaalada joogtan
20/06/2023
Maanta oo aay 20 bisha june, 2023 aheed waxaa imtixanki ugu dambeeyay ee loogu gudbayay clinic ga galay MBBS waxaan idin leenahay kusoo dhawada fasaxa sanad laha ah waxaadna idin rajeynayaa guul iyo horumar
27/12/2022
Hambalyo ๐Hambalyo๐ Hambalyo ๐.
PUMSA) waxey farxada la qeybsanaysaa walaalahoda dhakhaatirta ah ee uu soo gabagaboobay halgankii dheera oo aay so wadeen mudada 6 Sanaa
Waxaan idin rajeyneynaa dhaqatirtena inad dadaalka wanaagsanaa inad halka kasii wadan waxaad nootihin walaalo aan higsano Inan gaarno meshay gareen. Waxaan idin rajeyneynaa mustaqbal ifaya iyo horumar
Hambalyo alfa marah.
Shaqo wacan ustadii
31/08/2022
09/08/2022
Ka faideysi wacan
Dr. Karam waa mahadsan yahay iyo xafiiska soo qaban qabiyay
06/08/2022
Ardayda kulyada caafimad jamacada Plasma waxay halkan uga hambalyaynaya dhaman dhakhatirta Ku guuleystay inay difaacdaan buugoda qalinjabinta mantay. Waxaan leenahay Hambalyo Hambalyo
01/07/2022
june 2022 Waxa usuurtogashay Ururka ardayda kulyada daweynta iyo qaliinka in ey Sameyan Mobile Clinic, Waxa Daaweyn bilaash loo sameyay oo Ka fa'ideystay Dad kor u dhaafaya #400 qof Kuwaa oo isku jira Iyo dad waayel ah Kuna Nool camps Ku yaala Degmada kaxda.
Waxay aay mar walbo isku howshaa Caawinta Bulshada Soomaliyed gaar ahaan dadka Barakacayaasha ah ee ku nool xerooyinka Qaxootiga kuwaa oo anan awoodin in ey iska bixiyan ama isku daaweeyaan xarumaha Privates ah.
waxaay sigaara igu Mahadcelinaysaa cl oo doorka ugu weyn lahaa qabsoomida howshan.
25/06/2022
congratulation
19/06/2022
Waxaa farxada iyo damaashadka lawadageynaa ardaydena batch 8 oo aay usoo gabangabooday daraasadii 5 sano ee class. Insha Allah dhawana waxay aadi Dona "clinical rotations ama mandatory rotation internship training" oo ahaa Halki sano oo aay marayeen isbitaalada
13/06/2022
Hambalyo hambalyo.
Waxan lawadag farxad aan lasoo koobi Karin macalinkena qaali ah Dr. Abdiwali Ahmed Hirey oo manta waxbarashada heerki labad ee "Master
Degree of Tropical Medicine and Infectious diseases" kaqalin jabiyay jamacada Kesmond international university ee dalka Cameroon. Ustadii waxaan kugu duceyneynaa horumar wanaagsan iyo inad cilmigad baratay bulshada ugu adeegto sidad waligaa ugu adeegi jirtay.
#20222
13/05/2022
Doorasho si heer Sara loso agaasimay ayaa waxaa lagu doortay xibnaha golaha fulinta ee ururka ardayda kulyada caafimad ee jamacada Plasma marki laso gabshana loyaqaano PUMSA hadaba waxaan Halkaan uga Hambalyeynaynaa:
1. Zakariye Yusuf Ali oo ku guleystay gudomiyaha ururka
2. Mustaf Ibrahim Ali oo ku guuleysatay gudomiye kuxigen,
3. Abdimalik Abdullahi mohamed oo loo doortay xoghayaha guud ee ururka,
4. Abdirihman Omar mohamed, xoghaynta maaliyada
5. Ali Abdullahi Ali, xoghaynta arimaha dibada
6. Abdihamid muse Mohamed, xoghaynta arimaha waxbarasha iyo cilmibarista
7. Abdulkadir abukar Roble, xoghaynta arimaha bulshada iyo xaladaha degdega
Waxaan leenahay dhaman xibnaha ladoortay Allaha idin fududeeyo Xilkan culus ee la idin dhibay, noqda ku soo kordhiya wax muuqda oo wax qabad ah, waan ognahay inaad tahin dad karti leh ,energy cusub na ka buuxo ,anaguna waan idinla shaqeynaynaa ,garabkinana waan taagnahay. insha allah,waxaana idin ka rajeynaynaa sidaan idiin idmanay inaad uga soo dhalaashan. Sidaa si lamida waxan ugu mahadcelineynaa gudigii qiimaha badnaa ee doorasha, gudigi protocol Ka iyo dhaman xafiisyadii fududeyay
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the practice
Telephone
Website
Address
Mogadisho