HirShabelle Development Forum - HDF
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from HirShabelle Development Forum - HDF, Non-Governmental Organization (NGO), Jowhar.
HirShabelle Development Forum (HDF) is a non-governmental, non-profit organization that aims to address the political, social and economic development of HirShabelle State of Somalia.
Waa dhalinta reer HirShabelle kuwa bedeli kara xaaladda hadda uu gobolka ku sugan yahay. Horumar ahaan, maamulka HirShabelle waa mid aad uga dambeeya maamulada kale ee dalka ka jira, sababtoo ah gobolka ma helin hoggaan aragti fog inkastoo ay labada gobol joogaan dad karti iyo waayaragnimo u leh inay maamulkaan hoggaamiyaan.
________________________________
it is the young people from HirShabelle who can change the status quo. HirShabelle is behind from any other member state, because it has not received visionary leaders even though there are many bright individuals from the two regions of Hiiraan and Middle Shabelle.
Ku soo dhawaada Madasha Horumarinta HirShabelle. Fadlan, soo raac boggeena, asxaabtaadana la wadaag boggaan.
Madasha Horumarinta HirShabelle dadaalkeeda waa ka shaqeynta arrimaha siyaasadda, bulshada iyo dhaqaalaha degaanada maamul goboleedka HirShabelle.
Fadlan, boggeena soo raac si aad ula socoto howlaha aan qabano.
—————————-
Welcome to HirShabelle Development Forum (HDF). Please follow us and share our page with your friends.
HDF is a nonprofit organization dedicated to working on the issues of political, social and economic development of HirShabelle State of Somalia.
Please follow us for the updates about our work.
Click here to claim your Sponsored Listing.