Yool Institute

Yool Institute

Share

Empowering Youth For the future through Digital Skills

07/12/2025

Muqaal yar Oo Soo Kobaayo xaflada Xerag Jarkeena ...................

πŸŽ“ Yool Institute Of Technology – Xarunta Xirfadaha Casriga ah!
Ku Soo biir xarun kuu horseedaysa mustaqbal ifaya oo ku dhisan xirfado technology ah oo suuqa shaqada maanta looga baahan yahay!
Waxaan kuu diyaarinay koorsooyin practical ah oo aad ku baran doonto xirfadaha ugu muhiimsan ee hal-abuurka digital-ka:

πŸ–ŒοΈ 1. Barashada Xirfada Naqshadeynta Graphic Design
🎬 2. Barashada Tifatirka Muqaalada
πŸ“± 3. Barashada Suuqgeynta Dijitaalka ah
✨ 4. Abuurista Mawduuca (Content Creation)
πŸ“· 5. Barashada Isticmaalka Kaamirada
πŸ–₯6.Barashada Computer Ka
🎞️ 7. Barashada Video Animations (Motion Graphics)
πŸ’„ 8.Barashada Cilaan saarka iyo Makeupka

πŸ”₯ Haddii aad doonayso xirfad kuu noqota il-nololeed, kuu oggolaanaysa inaad adigu is-dhaqaajiso oo aad abuurto shaqooyin tayo lehβ€”ku bilow hadda! Mustaqbalkaaga adigaa gacanta ku haya.

πŸ“ Goobta: Kowaad, Laamiga weyn ee Al-Ixsaan – Jowhar, Somalia
πŸ“ž La Xiriir:

0618087789/628087789

61 8087789

✨ Baro Xirfad… Oo Ku Shaqee Biri!

05/12/2025

JIMCO MUBARAK ..........

πŸ“ž La Xiriir: +252 61 8087789
✨ Baro Xirfad… Oo Ku Shaqee Biri!

Photos from Yool Institute's post 04/12/2025

TAARIKHDA 1/12/2025

WAXAAN XERAG KA JARNI XARUUNTEENA CUSUB EE MAGAALDA JOWHAR .

Xaruunta oo lagu baranayo xirfadaha kale duwan ee technology.

Waxaan umahad celinaynaa Kusimaha Agaasimaha Guud ee wasaaradda owqaafta iyo arimaha Diinta Dawlada hirshabelle .

Mudane Cabdi Samad Cadow Cabdi
Ayaa xerig jaray macahadka Yool Institute Of Technology.

Sidoo kale waxaan umahad celinaynaa Kasoo qeeb galayaasha Xafladeena xerag jarka .

Ardayda Reer jowhar waxaan oga baaqeynaa iney fursad cusub u tahay maanta iney kafaideystaan .

πŸŽ“ Yool Institute Of Technology – Xarunta Xirfadaha Casriga ah!
Ku Soo biir xarun kuu horseedaysa mustaqbal ifaya oo ku dhisan xirfado technology ah oo suuqa shaqada maanta looga baahan yahay!

Waxaan kuu diyaarinay koorsooyin practical ah oo aad ku baran doonto xirfadaha ugu muhiimsan ee hal-abuurka digital-ka:

πŸ–ŒοΈ 1. Barashada Xirfada Naqshadeynta Graphic Design
🎬 2. Barashada Tifatirka Muqaalada
πŸ“± 3. Barashada Suuqgeynta Dijitaalka ah
✨ 4. Abuurista Mawduuca (Content Creation)
πŸ“· 5. Barashada Isticmaalka Kaamirada
πŸ–₯6.Barashada Computer Ka
🎞️ 7. Barashada Video Animations (Motion Graphics)
πŸ’„ 8.Barashada Cilaan saarka iyo Makeupka

πŸ”₯ Haddii aad doonayso xirfad kuu noqota il-nololeed, kuu oggolaanaysa inaad adigu is-dhaqaajiso oo aad abuurto shaqooyin tayo lehβ€”ku bilow hadda! Mustaqbalkaaga adigaa gacanta ku haya.

πŸ“ Goobta: Kowaad, Laamiga weyn ee Al-Ixsaan – Jowhar, Somalia
πŸ“ž La Xiriir: +252 61 8087789
✨ Baro Xirfad… Oo Ku Shaqee Biri!

01/12/2025

GRAND OPEN TODAY ............

GALABTA WAXAAN XERAGA KA JARIDOONAA XARUUNTEENA CUSUSB EE MAGAALADA JOWHAR.

Xaruunta Xirfadaha Casriga ah ee technology.

1:Graphic & Visual Design
2:Video Editing
3:Degital Marketing
4:Content Creation
5:Learning Camera Operators
6:Motion Graphics

.

πŸ“ Goobta: Hantiwadaag Jowhar-Soamalia
πŸ“ž La Xiriir: +252 61 8087789
✨ Baro xirfad Oo Ku Shaqee Biri .

30/11/2025

isu diyaari maalin weyn !
lasoco furitaankeena Rasmiga ah !

Xaruunta Xirfadaha Casriga ah ee technology.

1:Graphic & Visual Design
2:Video Editing
3:Degital Marketing
4:Content Creation
5:Learning Camera of Photograhy
6:Motion Graphics

.

πŸ“ Goobta: Hantiwadaag Jowhar-Soamalia
πŸ“ž La Xiriir: +252 61 8087789
✨ Baro xirfad Oo Ku Shaqee Biri .

#2025-2026

04/11/2025

》》Professional Master in Graphic &Visual Design

🎨 Ma Dooneysaa inaad noqoto qof Master Graphic & Visual Design ku ah Professional ?
Ku soo biir Yool Institute Of Technology oo Ku baro Photoshop, Illustrator & InDesign si xirfad leh! πŸ’»

Graphic Design Waa koorso aan ugu talagalnay in aan ardayga xirfadiisa naqashadeynta aan kor ugu qaadno sidoo kale aan ku hagno wadada uu ku noqon lahaa qof is kiisa u shaqeysta Sii (Freelancer).

πŸ“… Bilabashada: 11 Nov 2025
πŸ•“ Shift: Galab iyo Duhur
πŸ“† Maalmaha: Sabti ilaa iyo Arbaco

πŸ“ Goobta: Hantiwadaag Jowhar-Soamalia
πŸ“ž La Xiriir: +252 61 8087789
✨ Baro xirfad Oo Ku Shaqee Biri

#2025-2026

25/10/2025

GOOR DHAW HALKAAN KALA SOCO XARUUNTEENA CUSUB EE MAGAALDA JOWHAR WAXAAN DAHFURI DOONAA BISHAAN NOVEMBER MADAL LAGU BARAN DOONO XIRFADAHA KALE DUWAN EE DEGITALS KA SIDA:

1:Graphic & Visual Design
2:Video Editing
3:Degital Marketing
4:Content Creation
5:Learning Camera of Photograhy
6:Motion Graphics

.

Want your business to be the top-listed Media Company in Jowhar?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address

World
Jowhar