Wll dinho
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Wll dinho, Business service, mohamoudinho, Jowhar.
25/02/2026
TARTANKA SHACBIYADA SOCIAL media. hassan ali nur shute
πUgu Codey
Wadani duqow Ugu Codey β€οΈ
Tartanku waxa u socon Dona 24 saac Gudiga Aya Natijada so Gudbin Dona insha Allh Guul tartamayasha nasiib wacanβοΈππ₯°
07/11/2025
πSubxaanallaahπ‘Maxaad kala socotaa dhacdada Caawa ka dhacday Magaalada Muqdisho, gaar ahaan afaaf-ka h**e ee Banaadir Hospital.
Hooyo foolanaysa oo nabarkii foosha la daala dhacaysa ayaa dibadda looga soo saaray Cisbitaalkii waxayna ku umushay laamiga ama barxadda Cisbitaalka iyada oo ku qaylineysa icaawiya.
Gabadha ayaa marka h**e gudaha u gashey isbitaalka waase laga soo saarey waxaana laga soo turaantureeyay isbitaalkii illaa markii dambe ay ku dhashey albaabka h**e isbitaalka .
Maamo qibrad leh oo jidka mareysay ayaa cunuga ka soo qabatey inkasta oo uu dhintay cunigiiπ
ππππyaaa Allah π€²help sudan πΈπ© people ππ€²
28/10/2025
Triple unfollow from BarΓ§a player to Carvajal. π€―β
24/10/2025
π¨ Leo Messi is in the ππ’π―π ππ’π§ππ₯π’π¬ππ¬ for the 2025 Landon Donovan MLS MVP award! π¦π·ποΈ
The stats in MLS this season are ππππππ:
ποΈ 28 games
β½ 29 goals
π
°οΈ 19 assists
πΎπππ π ππππππ ππππ π°ππππ π΄ππππ! π©·β¨
22/10/2025
Muqdisho: Siyaasiyiinta Madasha Samatabixinta ee la heshiiyey Dowladda Federaalka ee ka soo jeeda Koonfur-galbeed ayaa sheegey in maanta laga hor-istaagey in ay tagaan magaalada Baydhabo, si ay halkaasi uga bilaabaan doorashooyinka qof & cod ee DFS.
Xildhibaanno la hadlay warbaahinta ayaa ku eedeeyey maamulka Koonfur-galbeed in uu diyaaradaha ku wargeliyey in aysan soo qaadi karin siyaasiyiin KGS oo ay ku jiraan Guddoomiyaashii h**e ee Golaha Shacanka JFS, Maxamed Mursal & Shariif Xasan.
Raysal wasaare h**e, Cumar Cabdirashiid ayaa xilligan wada waan-waan lagu dejinayo xaaladda siyaasiyiinta si aysan uga bixin garabka DFS, sida ay tilmaamayaan ilo-lagu-kalsoonaan-karo.
Maalmo ka hor ayey ahayd markii ilaa saddex xisbi-siyaasadeed ay ka bexeen garabka Dowladda Federaalka lana safteen mucaaridka, iyaga oo DFS ku eedaynaya in aysan daacad ka ahyn doorashooyinka.
Inkasta oo aysan weli Koonfur-galbeed ka hadlin arrintan, haddana haddii ay sii socoto waxa ay ka muujinaysaa in DFS & dowlad-goboleedyada taabacsan aysan isku raacsanayn hanaanka doorashooyin kaasi.
M.a
22/10/2025
Arsenal thump Atletico in Champions League, PSG and Barcelona in routs too
22/10/2025
ππ ππππππ πβππ πππ ππ! β€οΈππΎ
DembΓ©lΓ©, Kvara, DouΓ©, Nunoβ¦ whoβs the ππππ? β¨
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Jowhar
2233