MORLA
Morla
12/03/2025
Waan u mahadcelinayaa dhamaan intii kasoo qeybgashay xarig-jarka qeybtiisa 1waad ee MORLA oo ah ganacsi ugub ah oo Allah ii suuragaliyay inaan ka hirgaliyo magaalada caasimada ah ee mugadishu ayada oo aan waqti dhaw dhameestiri doon-no qeybo kale oo inoo harsan hadane aan 2daan qeyb u hormarinay RAMADAAN-ka aawgii maadaama eey u baahanyihiin dhalinyarada soomaaliyeed,,
Waxaan u mahadcelinayaa cid kaste oo qeyb ka aheyd garab istaaga & dhiiragalinta inaan noqdo mid kamida ganacsatada dhalinyarada ah ee soomaaliyeed,
Waxaan dhamaan shacabka soomaaliyeed ka codsanayaa ineey igu taageeraan fakarkaan & jihadaan cusub si aan u dhabeyno rajooyin fara badan oo inoo muuqda aniga & gabdha shirada aan ku nahay xaruntaan ee HODAN dayax,
Mahadsanidiin,
MORLA More to come,