Minbar Initiative
Igniting a civic discourse towards participatory, democratic and inclusive Somalia and beyond.
19/08/2026
Maalinta 4aad | Kulanka 6aad
Farhan M. Jimaale ayaa hoggaamiyay kulan ku saabsan “Human Rights & Good Governance: Building Trust and Somalia’s Democratic Future,” isagoo ka hadlay muhiimadda xuquuqda aadanaha, dowlad-wanaagga iyo dhisidda kalsoonida bulshada si loo xoojiyo mustaqbalka dimuqraadiyadeed ee Soomaaliya.
---------------------------------------------------------
Day 4 | Session 6
Farhan M. Jimaale led a session on “Human Rights & Good Governance: Building Trust and Somalia’s Democratic Future,” exploring the importance of human rights, good governance, and building public trust for a stronger democratic future in Somalia.
19/08/2026
Farhan M Jimale
19/08/2026
Maalinta 3aad | Kulanka 5aad
Dr. Paul D. Williams ayaa hoggaamiyay kulan cinwaankiisu ahaa “Global Trends in Peacemaking: Implications for Somalia,” isagoo ka hadlay isbeddellada caalamiga ah ee nabad-dhisidda, isbeddellada juqraafi-siyaasadeed iyo saameyntooda ku aaddan Soomaaliya.
Kulanka waxaa xigay su’aalo iyo dood furan, iyadoo Fellows-ku ay si toos ah ula falgaleen Dr. Williams, kana doodeen arrimaha nabadda, amniga iyo mustaqbalka dadaallada nabad-dhisidda.
———————
Day 3 | Session 5
Dr. Paul D. Williams led a session titled “Global Trends in Peacemaking: Implications for Somalia,” exploring global trends in peacemaking, shifting geopolitics, and their implications for Somalia.
The session was followed by an engaging Q&A and open discussion, allowing fellows to directly engage with Dr. Williams on peace, security, and the future of peacemaking efforts.
18/08/2026
Tonight’s Session: Global Trends in Peacemaking with Professor Paul D. Williams
18/08/2026
Maalinta 3aad | Kulanka 4aad
Amb. Abdirahman Aynte ayaa hoggaamiyay kulan dhiirrigelin leh oo ku saabsan “From Bystanders to Builders: Civic Engagement and Youth Leadership for Peace and Stability,” isagoo xoogga saaray doorka dhalinyaradu ku leeyihiin ka-qaybgalka bulshada, dhismaha nabadda iyo xasilloonida Soomaaliya.
———
Day 3 | Session 4
Amb. Abdirahman Aynte led an inspiring session on “From Bystanders to Builders: Civic Engagement and Youth Leadership for Peace and Stability,” highlighting the power of youth civic engagement and leadership in building a more peaceful and stable Somalia.
Dhalinyaradu ma aha daawadayaal — waa dhisayaasha mustaqbalka.
Maalinta 2aad | Kulanka 3aad
Maxay yihiin xaaladaha dastuurka? Maxaa u baahan in la saxo, sideese loo maraa habka dib-u-eegista iyo cusboonaysiinta dastuurka?
Dr. Ahmed Ali M. Khayre ayaa Fellows-ka Aden Adde Fellowship 2026 kala hadlay xaaladaha dastuurka, arrimaha u baahan in wax laga beddelo, habka loo maro marka dastuur la cusboonaysiinayo, iyo sida loo dhiso hannaan dastuuri ah oo ku salaysan faham, wada-tashi iyo in la isweydiiyo su’aalaha saxda ah.
———————————-
Day 2 | Session 3
Dr. Ahmed Ali M. Khayre led a thought-provoking discussion on the state of the constitution, areas that require reform, the process of constitutional renewal, and how to build a stronger constitutional framework through understanding, consultation, and asking the right questions.
18/08/2026
Maalinta 2aad | Kulanka 3aad
Dr. Ahmed Ali M. Khayre, ayaa cashar muhiim ah ka bixiyay “Constitution-Making in Somalia: 1960 to 2026,” isagoo dul istaagay taariikhda, geeddi-socodka, caqabadaha iyo dadaallada Soomaaliya ugu jirto helidda heshiis dastuuri ah oo waara.
--------------------------------
Day 2 | Session 3
Dr. Ahmed Ali M. Khayre, led an insightful session on “Constitution-Making in Somalia: 1960 to 2026,” exploring Somalia’s constitutional history, the challenges surrounding the process, and the search for a durable constitutional settlement.
17/08/2026
Aden Adde Fellowship 2026 - kulan online ah.
Fellows-ka ayaa Ambassador Larry Andre la yeeshay dood muhiim ah oo ku saabsan dowladnimada Soomaaliya, nidaamka federaalka, horumarinta dastuurka, iyo danaha Maraykanka ee Soomaaliya.
Aden Adde Fellowship 2026 - online session
The fellows engaged Ambassador Larry Andre in a meaningful discussion on Somalia’s governance, federalism, constitutional development, and U.S. interests in Somalia.
16/08/2026
Category
Website
Address
Hodan