RAAD
Raad For Reality is a platform for somalis to express their views, submit ideas, and share their experiences in the quest of peace, progress, and innovation.
Itβs a Non-Government Organization based in Mogadisho.
Qaar ka mid ah maxaabiista Ajaanibta ah ee Daacish 00 lagu qabtay Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland
ee ka socda Calmiskaad, waxay u kala dhasheen Turkey , Saudi Arabia, Morocco, Ethiopia, Syria lyo Tanzania.
15/01/2026
In ka badan 30 dagaallame oo AS ah ayaa lagu dilay hawlgal wadajir ah oo ay ciidamada Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ka fuliyeen Shabeellaha Hoose sida ay sheegeen Holwgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya(AUSSOM).
Soomaaliya waa dal hodan ku ah kheyraad dabiici ah, istiraatiijiyad juqraafiyeed iyo awood bulsho oo weli aan si buuxda looga faaβiidaysan.
Video-gan waxaad ku daawan doontaan aragti qoto dheer oo ku saabsan fursadaha maalgashi, isdhexgalka gobolka iyo kaalinta ay Soomaaliya ka qaadan karto dhaqaalaha kan gobolka iyo kan caalamka.
13/01/2026
Muqdisho, (RAAD FOR REALITY) β Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa sheegtay in duqeyn dhanka cirka ah oo xalay ka dhacday gobolka Shabeellaha Dhexe in lagu dilay 17 xubnood oo ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab, laguna burburiyay hub iyo gaadiid ay kooxdu adeegsan jirtay.
Bayaanka wasaaradda oo la soo saaray Talaadadan ayaa lagu sheegay in hawlgalkan lagu fuliyay iskaashi lala yeeshay saaxiibbada caalamiga ah, isla markaana lagu bartilmaameedsaday deegaanka Jabad Godone, halkaas oo sida la sheegay ay Al-Shabaab ku lahaayeen xarun ay ku qorsheyn jireen weerarro ka dhan ah dadka rayidka ah.
"Howlgalka ayaa lagu bartilmaameedsaday goob ay Khawaarijtu (Alshabaab) ka abaabuli jireen falal argagixiso, gaar ahaan qaraxyada lagu dhibaateeyo shacabka, waxaana howlgalkaas lagu khaarajiyay 17 dhagarqabe oo ka tirsanaa argagixisada, sidoo kale waxaa howlgalka lagu burburiyay gabi ahaan hubkii iyo gaadiidkii ay Khawaarijtu u adeegsan jirtay falalkooda guracan" ayaa lagu yiri bayaanka Wasaaradda Gaashaandhigga.
19/05/2025
ππ°π¨π¨πππ ππ πππ€πππππ² ππ«π ππ ππ±π’π¬πππ!
Beesha πππ°ππππ₯π waxay muujisay geesinimo, midnimo, iyo karti aan la iska indho tiri karin. Ma ahan kaliya guul ciidan waa guul qaran, waa digniin cad oo fariin u direyso argagaxisada.
12/04/2025
12 Abriil 1960, markii la aasaasay Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed, waa taariikh aan la illoobi doonin.
Maanta, waxaan hambalyeynaynaa CXDS iyo furimaha dagaalka tagan ee halganka iyo jihaadka, kuwaas oo muujinaya midnimada iyo geesinimada shacabka Soomaaliyeed.
Halgankooda iyo naf-hurnimadooda waa tiir dhismeed mustaqbalka ifaya. Ilaahay ha idinka dhigo ulul-adayg, hana idin siiyo guul iyo horumar joogto ah.
29/03/2025
Dhammaan umadda Muslimiinta ah, gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed, waxaan idinkugu hambalyeynaynaa maalmahan Ciida.
ππ’π’π π°ππ§πππ π¬ππ§!
01/03/2025
Afur Wanaagsan dhamaan umada soomaliyeed.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Contact the organization
Telephone
Website
Address
Hodan