Find bakeries in Hargeysa. Listings include Hibo cakes, Umu Hamsa Cakes, Fayuuz Cakes, Mahdiya Cakes, IDIL Bakery & Sweets, Nuria decoration.
Ku soo dhawoow Umu Hamsa Cake 🎂✨Waxaan ku takhasusnaa soo saarista keegyo kala duwan oo tayo sare leh, oo ay ku jiraan keegyada aroosyada, dhalashada, iyo munaasabadaha gaarka ah.