ALMAS Interior Design

ALMAS Interior Design

Share

interior design

20/07/2026

Naqshad qurux badan ma aha kharash, waa maalgashi.

Almas Interior Design waxay kuu abuureysaa jawi casri ah oo qurux, tayo iyo soo jiidasho isku darsan.

29/06/2026

Before & After plus the process Ugu imo Almas Interior Design

13/06/2026

Adeega 3D Rendaring oo imika Kugu Jira Discound

08/06/2026

Nashqad iyo Gacan wada socota Nogu kalay

25/05/2026

Furniture qurux badan keliya ma filna… tayada ayaa wax walba beddesha ✨

Waxaan kuu keeneynaa furniture tayo sare leh oo laga soo dalban karo dibadda si space-kaagu u yeesho muuqaal casri ah oo premium ah πŸ›‹οΈπŸŒ

21/04/2026

β€œMa rabtaa interior qurux badan adigoon lacag khasaariin?
πŸ“ž Nala soo xiriir: 639150928
πŸ“ Goobta: Mall Hadhwanag, Hargeisa/Somaliland
πŸ‘‰ Fadlan la wadaag si ay uga faa’iidaystaan dadka kale!

29/03/2026

🚨 WE ARE HIRING – ALMAS INTERIOR DESIGN 🚨

Ma tahay Interior Architect leh xirfad iyo hal-abuur? Fursad shaqo ayaa kuu furan!

πŸ”Ή Booska: Part-Time Interior Architect

Shuruudaha:
βœ”οΈ Khibrad u leh interior design
βœ”οΈ Xirfad 2D & 3D (AutoCAD, SketchUp ama la mid ah)
βœ”οΈ Faham fiican oo design & technical ah
βœ”οΈ Qof masuul ah oo si madax-bannaan u shaqayn kara
βœ”οΈ Xiriir wanaagsan oo macmiil
βœ”οΈ Maskax hal-abuur leh (creative mindset)

πŸ“© Codso hadda: Ku soo dir CV-gaaga
πŸ‘‰ [email protected]

πŸ“ž Wixii faahfaahin ah: 638556160
πŸ“ Mall Hadhwanag, Hargeisa

✨ Ku biir koox casri ah oo hal-abuur leh!

19/02/2026

Ramadan kariim

Photos from ALMAS Interior Design's post 21/01/2026

✨ π–πžπ₯𝐜𝐨𝐦𝐞 𝐭𝐨 𝐀π₯𝐦𝐚𝐬 𝐈𝐧𝐭𝐞𝐫𝐒𝐨𝐫 & π‡π¨π¦πž 𝐂π₯𝐞𝐚𝐧 ✨
Adeeg tayo sare leh oo Interior & Home Cleaning ah 🧹🏠

πŸ“ž Tell: 638 556 160
πŸ“ Location: Hargeisa, Somaliland
🏬 Mall Hadhwanag

Nadiifnimo, qurxin & adeeg lagu kalsoonaan karo β€” nala soo xidhiidh maanta si gurigaaga ama xafiiskaaga u noqdo mid qurux badan ✨

Want your business to be the top-listed Home Improvement Business in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address

Hadhwanaag Mall
Hargeisa