Colonel Kayd- Security expert
Nabad iyo Caano
Somaliland iyo Ethiopia waxaa ka dhaxeeya heshiish dhanka iskaashiga amaanka ah ( Security Cooperation) kaas oo ka qayb ah xasiloonida mandaqada geeska Africa ( Regional Stability). Sidaa darteed ilaalinta badqabka Muwaadiinta labada dhinac waa muhiim. Waxaan bogaadinaya Taliyaha Ciidanka Booliska JSL Gen. Abdiraxmaan Abdilahi, ee talaabo fiican ka qaaday dadkii waxyeelada u gaystay muwaadiniinta reer Ethiopia ee dalka ku Somaliland.
29/08/2025
Waxaan pagekan u sameeyey in kaga qayb qaato horumarinta field of security Gobolka Geeska Africa iyo kan qarankayga Jamhuuriyada Somaliland. Waxyaabaha aan ku wadaagi doono waxaa Kamid ah:
1. Hirgalinta cilmi baashisyo Amni(security researchs)
2. Warbixino ku saabsan amaanka. Globally, regionally and Nationally
3. Wacyigelinta Amaanka guud iyo kan Gaarka ah (public and individual safety awareness raising)
4. Tallo siinta qaranka ee horumarinta Amaanka
5. Ka qayb Qaadashada kobcinta aqoonta amaanka( security training)
6. Daabacada iyo qorista maqaalo ku saabsan amaanka.
Fadlan taladiinu waa noo muhiim.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
252