True Cable Tv

True Cable Tv

Share

True Cable Tv Home of Digital HD Channels

29/11/2025

Dugsiga sare ee Abu Hurayra oo maanta u fadhiistay imtaxaanka teeramka koobaad ee shahaadiga

02/11/2025

Madarasadda Minaratu salaam Dufcaddii koobaad ee xifdiga qur'aanka kariimka.

30/10/2025

Xaflada Dufcadii 1aad ee Madaarista
Minaaratu Salaam ee Xidiga Quraanka kariimka..iyo Culuumta Diinta......

Photos from True Cable Tv's post 27/09/2025

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Barbaarinta iyo Sayniska Jamhuuriyadda Somaliland, Prof. Ismaaciil Ducaale Yuusuf, ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay xarunta Wasaaradda Waxbarashada ee Gobolka Sanaag. Wasiirka waxaa kormeerka ku weheliyay Lataliyaha Wasaaradda iyo maamulka gobolka ee Wasaaradda Waxbarashada.

Intii uu socday kormeerku, Wasiirku waxa uu u kuur galay habsami u socodka shaqada, hawlaha maamulka iyo adeegyada waxbarasho ee ay wasaaraddu ka fuliso gobolka.

Markii kormeerku soo dhammaaday, Wasiirku waxa uu kulan gaar ah la qaatay maamulka, shaqaalaha iyo kormeerrayaasha Wasaaradda ee Gobolka Sanaag. Kulankaas ayaa lagu falanqeeyay xoojinta maamulka, tayeynta adeegyada waxbarasho iyo sidii loo horumarin lahaa hawlaha waxbarasho ee gobolka.

Photos from True Cable Tv's post 24/09/2025

Sawiro Qaybta 1aad: Xaflada Qalin Jabinta Jamacada Golis University Faraceda Gobolka Sanaag Magada Ceerigabo.

24/09/2025

Xaflada Qalin Jabinta Dufcadii 10aad ee Jamacada Golis University Faraceda Gobolka Sanaag Magalada Ceerigabo.

24/09/2025

Hadal jeedintii Gudomiye Axmed Maxamed Axmed Ee Xaflada Qalin jabinta Dufcadii 10aad ee Jamacada Golis Fareceda Magalada Ceerigabo.

24/09/2025

Hadal jeedintii Xaflada Qalin Jabinta Dufcadii 10aad Gudoomiyaha jaamacada Golis Faraca magaalada Ceerigaabo Jaamac Saalax Diiriye

15/09/2025

Xaflada Qalin Jabinta Dufcadii 13aad eeJamacada New Generatoin University Ayaa Lagu Qabtay Maansoor Hotel.

Photos from True Cable Tv's post 15/09/2025

Sawiro:Xaflada Qalin Jabinta Dufcadii 13aad eeJamacada New Generatoin University Ayaa Lagu Qabtay Maansoor Hotel.

08/07/2025

Mamulka iyo Macalimiinta Dugsiga Nuradiin Daloodho oo Sagotiyay Mamulohodii H**e ee Kamaal oo Loo Badaley Nuradiin Girls ee Xafada 150 ka.

21/06/2025

Dareenka Ardayda Galaysa Imtixaanka Shahaadiga ee Fasalada Dhexe.

Want your business to be the top-listed Media Company in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address

Togdheer Street
Hargeisa
00252

Opening Hours

Monday 08:00 - 12:00
16:00 - 21:00
Tuesday 08:00 - 12:00
16:00 - 21:00
Wednesday 08:00 - 12:00
16:00 - 21:00
Thursday 08:00 - 12:00
16:00 - 21:00
Saturday 08:00 - 12:00
16:00 - 21:00
Sunday 08:00 - 12:00
16:00 - 21:00