Eye-Q Optics

Eye-Q Optics

Share

Vision, Style, Model and Health All in One. WhatsApp: 63 450 1053 | 63 480 9223

17/06/2026

Elegant Vision, Exceptional Style. 😎🎻

16/06/2026

More than glasses, an expression of style. Crafted for women who lead with confidence. 💁‍♀️😎

16/06/2026

Macaamiisheena qaaliga ah, waxaad tihiin laf-dhabarta Eye-Q Optics. Kalsoonida aad nagu qabteen, dhiirrigelinta aad na siisaan, iyo ereyada wanaagsan ee aad nala wadaagtaan ayaa ahaa sababta ugu weyn ee aan sanadkan ku gaarnay horumarkan. Mid kasta oo idinka mid ah wuxuu qayb ka yahay sheekada guusha Eye-Q Optics.

15/06/2026

Tolow maxay ku haystaan oo ay u eryanayaan? 🤔

12/06/2026

Maalinkii 2aad oo xidhiidha. Waxa daawaha inoo saaran film cajiiba. Isha ku hay Eye-Q Optics 😎🎻

12/06/2026

Luxury you can see. Style you can feel. 😎🎻

07/06/2026

Macmiil culus oo kusoo biiray macaamiisheena xulka ah ee tayada badan. Ustaad Xamsa Xabeeb waa noo sharaf inaan kuu adeegno oo aad kamid noqoto macaamiisheena. 🙏😎

31/05/2026

Eye-Q Brand Frames 🔥😎

26/05/2026

Ciid Mubarak macaamiisheena sharafta badanow. 🙏❤️

21/05/2026

Hal Milyan oo Dollar ayuu ku Iibsaday!!!🤔

Want your business to be the top-listed Clothing Store in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address

Durdur Mall 2, 26th June District
Hargeisa