A.Dev

A.Dev

Share

learning coding..

06/10/2024

Isqoristu waxay ku eeg tahay 8bishan.
Waxana si rasmi ah inogu bilabmi doona casharaanta.

Halaga faa ideysto

05/10/2024

Asc dhamaantiin,
waxa aan rabay inaan idinla wadaago course cusub oo aynu ku baran doono full-backend developer inagoo adeegsan doona technologies casri ah sida :
1.NodeJS.
2.Express.
3.Prisma.
4.PostgresSQL (for database storage).
5.and more,

course kani waa free , keliya waxa aynu isku weydaarsan doonaa aqoon teena.

si'aad uga faai'deysatid nagalasoo xidhiidh number whatsAppka ,
+252654680753

Mahadsanid

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address

Hargeisa
Hargeisa
NO