EnergyTalk Initiative
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from EnergyTalk Initiative, Entrepreneur, Hargeisa, Hargeisa.
ENERGYTALK Initiative is a dynamic platform dedicated to fostering dialogue and sharing valuable insights, experiences, and opportunities within the energy sector of Somaliland.
Muxuu ka hadlaa SDG7?
Wali muwaadin ma hubisay Badqabka Koronto-gelinta gurigaaga, goobtada ganacsi ama dhismo aad leedahay oo socda?
27/01/2026
Habluhu fursada ha ka faidystaan
๐ผ ๐๐ผ๐ผ๐ ๐ฆ๐ต๐ฎ๐พ๐ผ: Electrical Engineer.
๐๐๐ผ๐ผ๐ฏ๐๐ฎ: Hargeisa
Faahfaahinta shaqada oo dhammaystiran waxa aad ka heli doontaa webiste-ka shirkadda, fadlan riix Link-ga hoose:-
๐ https://telesom.com/about/career/electrical-engineer
Stay tuned โ๐ป๐ท๐ปโโ๏ธ
EngFihiima Mohamed
23/11/2025
Doorka Tamarta Qorraxda ee Horumarinta Beeraha Somaliland
16/11/2025
EnergyTalk Initiative Team ๐
Dood Cilmiyeedka: Doorka Tamarta Qorraxdda ee Horumarinta Beeraha Somaliland
15/11/2025
Qaybtii Labaad
Dood Cilmiyeedka: Doorka Tamarta Qorraxda ee Horumarinta Beeraha Somaliland
15/11/2025
Qaybtii Kowaad
Dood Cilmiyeed: Doorka Tamarta Qorraxda ee Horumarinta Beeraha Somaliland
EnergyTalk Initiative oo iska kaashanaysa Jaamacadda Hargeysa waxay u mahadcelinaysaa dhammaan ka-qaybgalayaasha, khubarada, iyo dhalinyarada ka qeyb gashay doodda Cilmiyeedka ku saabsan โKordhinta Wax-soo-saarka Beeraha Iyadoo la Adeegsanayo Xalalka Tamarta Qorraxda ee Somaliland.โ
๐ฌ Ujeeddada Doodda:
In la falanqeeyo sida tamarta qorraxda loogu adeegsan karo kobcinta wax-soo-saarka beeraha, dhimista kharashaadka, iyo abuurista fursado shaqo oo waara.
๐๏ธ Qodobadii laga dooday waxaa ka mid ahaa:
1. Doorka tamarta qorraxda ee kordhinta wax-soo-saarka iyo ilaalinta deegaanka.
2. Kaalinta farsamada gacanta ee kobcinta xirfadaha beeralayda iyo dhalinyarada.
3. Doorka jaamacadaha iyo cilmi-baadhayaashu ku leeyihiin hal-abuurka iyo xalalka waara ee tamarta iyo beeraha.
4. Fursadaha iskaashi ee u dhexeeya beeralayda, shirkadaha tamarta, iyo hayโadaha waxbarashada.
๐ Mahadnaq gaar ah:
Waxaan si gaar ah ugu mahadnaqaynaa Shirkadda Caalamiga ah ee GEES (Green Energy & Environmental Solutions) oo ahayd sponsorka rasmiga ah ee doodda, kana qeyb qaadatay kor u qaadista wacyiga ku saabsan tamarta nadiifta ah iyo horumar waara.
๐ค Gunaanad:
Dooddan waxay ahayd mid guul leh oo soo saartay fikrado muhiim ah oo horseedaya xalal waara iyo mustaqbal cagaaran oo Somaliland ah. ๐โจ
13/11/2025
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Hargeisa
0000