Geesi Vision
"Your one-stop solution for all your digital needs!"
14/01/2026
From Concept to Reality – System Developed by Geesi Vision.
System-ka aad sawirka ku aragtaan waa management system gaar ah oo aan si buuxda u horumariyey, laguna xallinayo caqabadaha dhabta ah ee maamul, xog, iyo hawl-socod ee hay’adaha casriga ah.
💡 Waxa uu system-ku bixiya: ✅ Dashboard awood leh oo leh real-time reports & analytics
✅ Maamul dhexe oo records, users & operations ah
✅ Interface nadiif ah, user-friendly & responsive
✅ Qaab dhismeed la ballaarin karo (scalable) marka ganacsigu koro
🖥️ Bidix: Development & coding environment
📊 Midig: Live dashboard muujinaya xog iyo insight dhab ah
👉 Geesi Vision kaliya ma qorno code —
waxaan dhisnaa xalal dhaliya hufnaan, faham, iyo koboc ganacsi.
Haddii aad u baahan tahay: 🔹 Custom Management Systems
🔹 Business Automation Solutions
🔹 Web-Based Dashboards
🔹 Digital Transformation Services
🎯 Geesi Vision ayaa diyaar u ah inay fikraddaada ka dhigto system shaqeynaya.
📩 Nala soo xiriir aan wada dhisno xalal dijitaal ah oo caqli badan.
01/01/2026
GEESI VISION
(Saaxiibtinimo + Ganacsi isku dheelitiran)
🎉 Happy New Year 2026! 🎉
Shirkadda Geesi Vision – IT Solutions waxay si kal iyo laab ah ugu hambalyaynaysaa dhammaan macaamiisheeda, la-hawlgalayaasheeda iyo bulshadeeda curashada sanadka cusub ee 2026.
Sanadkii tegay wuxuu ahaa mid horumar, hal-abuur iyo guulo dijitaal ah. Sanadkan cusubna waxaan ballanqaadaynaa:
✅ Adeegyo tayo sare leh
✅ Xalal IT oo casri ah
✅ Kobcin ganacsi iyo mustaqbal dijitaal ah
✨ Sanad Wanaagsan – 2026
— Geesi Vision
29/03/2025
عيد مبارك
الحمدلله 🖤
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال
Geesi Vision
Saxiibka Bulshada!.
📞 Contact us +252634890939
🌐 [geesivision.com]
📍 [Hargeisa, somaliland]
NAGU SOO BIIR OO AAN KULA XALINO!
01/03/2025
Waalidiinta, mas'uuliyiinta iyo asxaabta qaaliga ah ee ku xidhan bogayagan Geesi Vision ,
Iyadoo inoo bilatay Maanta bishii barakaysnayd ee Ramadaan, waxaanu jecelnahay in aanu wakhti yar ku qaadano in aanu salaan diiran u dirayno qof kasta oo idinka mid ah una Hambalyayno dadka inoogu dhaw ee aynu jecelnahay 🌙✨
Ramadaan Kariim! Bishan barakeysan alle Ha inooga dhigo mid ah dhexdeena nabad, kalgacal iyo barako aan lasoo koobi karin adiga iyo qoyskaaga. Waxaan rajaynayaa marka aad sooman tahay oo aad ku hawlan tahay salaadaha, in aad hesho xoog gudaha ah, koboc xagga ruuxa ah, iyo dareen cusub oo mahadnaq ah. 🤲
Aan u isticmaalno wakhtigan xurmada leh si aan uga fikirno nolosheenna, u caawino kuwa baahan, oo aan u kobcinno xiriir qoto dheer oo aan la leenahay kuwayada aan jecelnahay. Maalmihiinnu ha ka buuxsamo farxad, habeenadiinnuna xasilloonaan, qalbiyadiinnuna ha ka buuxsamo iftiinka iimaanka.
Waxaan kugu dhiirigelineynaa inaan u ducayno Dadkii sanadkii h**e inala Soomay Balse sanadkan aan nasiib u yeelan inay inala soomaan .
Mar labaad Ramadaan Kariim dhammaantiin! 🕌💫
رمضان المبارك
الحمدلله 🖤
Geesi Vision
Saxiibka Bulshada!.
📞 Contact us +252634890939
🌐 [geesivision.com]
📍 [Hargeisa, somaliland]
NAGU SOO BIIR OO AAN KULA XALINO!
06/02/2025
جمعه مباركه
"صلو على سيدنا محمد صلى الله عليه وسلم "
Geesi Vision
Saxiibka Bulshada!.
📞 Contact us +252634890939
🌐 [geesivision.com]
📍 [Hargeisa, somaliland]
NAGU SOO BIIR OO AAN KULA XALINO!
21/01/2024
I have reached 500 followers! Thank you for your continued support. I could not have done it without each of you. 🙏🤗🎉
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the public figure
Telephone
Website
Address
Hargeisa