Personal Computers

Personal Computers

Share

The company opened it's door to the public since 2019. Horyaal Business Group (HBG) was established in 2019 by three young entrepreneurs.

Our aim is to reach our customer's needs and our promise is to provide high quality goods with reasonable price. HBG provides various services including,Logistics, Stationery, Maintenance of IT equipment such as Computers, Printers, Photocopy machines, Refilling Cartridges, Printing services like Printing Text-books, T-shirt, Stickers, Brochures, Certificates and Caps. HBG is a distributor and ret

Photos from Personal Computers's post 08/06/2022

Jumladda Alaabahan oo Tayadii yurub ah ku soo dhawaada Macmiil.

20/05/2020

Buug aad iyo aad u qiimo badan fadlan noogu soo hagaag Jumlad iyo Tafaariiqba.

05/03/2020

Bandhigga habeen Dambe kaadhadhkiisii halkan ayaad ka helaysaan.

27/02/2020

Mobile technical Gruop Manager.
Eng: Mohamed Hassan Dahir.
Well trained certified technicains.

Photos from Personal Computers's post 08/02/2020

Xalay iyo Bandhigga Buugga Dhigaal ee Hassan Madar.

13/07/2017

Waxaanu ogeysiinaynaa dhamaan macaamiisha sharafta badan inayn qaybintii kaadhadhka Prof. Samatar oo bilaabmay dorraad ay naga dhamaadeen shalayba!
Waad mahadsantihiin

Photos from Personal Computers's post 16/05/2017

Buuggii Caan baxay ee KOORA DADAB ina soo gaadh Maktabadda.
Fadlan soo doono, qiimihiisu waa $10 Keliya.

Photos 16/05/2017

Adeeg Tayo leh. Macmiil ayaanu diyaar kuula nahay.

Photos from Personal Computers's post 06/07/2016

Ciid Mubaarak si gaar ah Macaamiishayada Sharfan si Guudna Umadda Islaamka Meel kasta ooy Daafaha Dunida ay ka Joogto.
Qaar ka mid ah Macaamiishayada Sharfan oonu Farxaddii Ciidda Wada Qaadansy.
تعمدت تقديم التهنئة قبل أن تبدأ عواصف الرسائل
لأفوز بلحظة صفاء وهدوء بقلب من أحبهم وأقول بأصدق مشاعري ختم الله لكم رمضان بالرحمة والغفران وتقبل صيامكم وقيامكم وصالح أعمالكم وجعلنا واياكم من عتقائه من النار وجعل ختام صومكم عبادة والعيد لكم فرحة وسعادة...
معرفتنا بكم هو مكسبنا..
وتواصلهم معنا ثروتنا الثمينه .
لذلك نحن أغنى الأغنياء.
فسلاماً.. واشتياقاً.. ومحبةً.. لثروتنا أينما كانوا ..
أسأل الله أن يبلغكم الاعياد القادمة بسلام ومحبه
و أنتم في أحسن صحة وافضل حال.
🎉🎊🎈🎉🎊🎈🎉🎊🎈

Photos from Personal Computers's post 06/02/2016
31/01/2016

Night view of Personal Computer!

23/01/2016

Xog ku saabsan Kaspersky Anti-Virus 2016............................................................................
Macaamiishayada Sharfan waxay ilaa Sanadka Bilawgiisa ugu badnaa Su'aalaha ay na soo waydiinayeen Su'aal ahayd Maxaa Ilaaliyaha Cusub ee Kaspersky 2016 kaga duwanyahay Kii h**e e 2015ka?. Keebaadse nagula talinaysaan Isticmaalka isaga iyo Norton?. ama Kuwo kale oo Cusub?.
Mahadsanidiin Weydiinta qiimaha leh, intaasi ka dib.

Barnaamijkan ilaalinta ee Shirkadda Caanka ah ee Kaspersky ay sanadkasta bilawgiis soo saarto, Waxa uu kaga duwanyahay kiisii h**e ee 2015ka iyaga oo aad ugu dadaalay inay ka faaiidaystaan Dhaliilihii Macaamiisha Qaaradaha dunida ku kala sugani ay u soo Jeediyeen Sanadkii galbaday, Waxa ugu Muhiimsanaa Dhaliilahaasi oo Adhax ka jab ku noqday Macaamiisha
1. inuu aad u adkaa Cusboonaysiintiisa/Update,oo ugu yaraan uu kaa qaadanayay 2 Saacadood hadii Xawaaraha internetkaagu hooseeyo,hadii uu fiicanyahayna 1 saac.
2. Waxay aad u soo fududeeyeen Qaabka uu u shaqaynayo ee uu u ilaalinayo Computerkaaga,
3. Waxay ku dadaaleen inuu saacad kasta si toos ah isagu shaqada cusboonaysiinta isugu diro,isaga oon rabshin qofka macmiilka ah.
4. Waxay ka talaabsadeen Mushkilad aad u balaadhnayd oo ahayd in dhigeedii h**e aanu yeeli jirin inaad ku shuban karto Compterkaaga hadii wax dhaawac ahi gaadhay Barnaamijka kuugu jiro, hadda waxay nuskhadani kuu saamixi doontaa inay Hajaajin kuugu samayso hadiiba ay dareento wax dhaawac ah ama qaybo ka lumay Barnaamijkaaga.

La Soco...Maxaa u dhexeeya Norton iyo Kaspersky keebaase la ii qaatay,sidoo kale Keebaan ii fiican Kaspersky Anti-virus iyo Kespersky internet Security..

Mahadsanidiin Dhamaan Macaamiisha Sharfan.

Want your business to be the top-listed Computer & Electronics Service in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address

Opposit Of Timacadde Basketball
Hargeisa
00252

Opening Hours

Monday 07:30 - 20:30
Tuesday 07:30 - 20:30
Wednesday 07:30 - 20:30
Thursday 07:30 - 20:30
Saturday 07:30 - 20:30
Sunday 07:30 - 20:30