Cos Real Estate

Cos Real Estate

Share

COS Real Estate and Marketing Agency waa
Shirkad ka shaqaysa iibka dhulka, guryaha, iyo kiraynta guryaha goglan iyo kuwa ganacsiga. Hargaisa-Somaliland

Waxaan si xirfad leh ugu deegnaa iibsadayaasha, iibiyeyaasha, kiraystayaasha & kireeyayaasha.

10/08/2025

🏠 Guryo Casri ah oo Iib ah – Xafadda Badmaax, Waqooyiga Hargeysa 🏠

📍 Ku yaal meel istiraatiiji ah oo ka ag dhow Schoolka Today, jawi degan oo leh muuqaal qurux badan.

Faahfaahinta Guryaha:

Laba guri oo waqooyi u jeeda: 25.5m x 9m

Laba guri oo koonfur u jeeda: 24m x 9m

Dhisme cusub, heer sare ah oo diyaar u ah in lagu guuro.

Ku yaal meel aad u wanaagsan oo leh view fiican.

💰 Qiimaha: $60,000 USD (midkiiba)

✅ Fursad dahabi ah oo aad ku heshid guri casri ah oo ku yaal meel ammaan ah oo horumar leh.

📞 Tel: 0634035295
💬 WhatsApp: 0657308181

21/06/2025

Dhul iib ah.
Waa haaf baloodh ku yaala xafada lug iyo lacag gaar ahaan beerta jameeco wayn.
Waa janis yaan lagaa hor iibsan.
Qiimuhu waxa u ka bilaabayaa 7000 kun
Qiimaha wada hadal ayaa ka furan.

Nagala soo xidhiidh 63 4035295
Cos Real Estate and Marketing Agency

Want your business to be the top-listed Realtor/realty Service in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address

150 Street
Hargeisa
252

Opening Hours

Monday 08:00 - 20:00
Tuesday 08:00 - 20:00
Wednesday 08:00 - 20:00
Thursday 08:00 - 20:00
Saturday 08:00 - 20:00
Sunday 08:00 - 20:00