Design Printing Solution - DPS
Design Printing Solution is a company that provide all printing services . Such as Billboards , Ban
13/05/2024
Available Now
13/05/2024
Available Now
03/04/2022
Shirkadda Daabacaadda Design Printing Solution - DPS waxay macaamiisha shirkadda iyo dhammaan umadda muslimiinta ah meel kasta oo ay joogan ugu hambalyeynaysaa curashada bisha barakaysan ee Ramadan
07/09/2021
Macmiil waxaad ka helayshaa shirkadda Design Printing Solution
1.Daabacadda Sticker muraayadda gaadhiga
2.Decoration gawaadhida
3.Awards la gudoonsiiyo ardayda
4. iyo Adeeg kale.
Sidoo kale shirkaddu waxay qiimo dhimis u samaynaysaa ardayda sanadka ka baxaysa Jaamacadda dalka .
Macmiil ku xidhnow DPS.
19/07/2021
Shirkadda daabacadaha casriga ee Design Printing Solution - DPS waxay hambalyo u diraysaa dhaman ummada muslimiinta munasibadda ciidul adxa awgeed.
21/06/2021
Cayn walba
Cadad walba
Cabir kasta
Design Printing Solution - DPS
12/05/2021
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Hargeisa
N/A
Opening Hours
| Monday | 07:30 - 12:00 |
| 16:00 - 21:00 | |
| Tuesday | 07:30 - 12:00 |
| 16:00 - 21:00 | |
| Wednesday | 07:30 - 12:00 |
| 16:00 - 21:00 | |
| Thursday | 07:15 - 12:00 |
| 16:00 - 21:00 | |
| Saturday | 07:30 - 12:00 |
| 16:00 - 21:00 | |
| Sunday | 07:30 - 12:00 |
| 16:00 - 21:00 |