The RealVoice
Welcome to Order Electronics
30/12/2025
Raysal Wasaaraha Malaysia Oo uga digay somaliland In lasoo dajiyo qaxoontiga
Falastiin.
30/12/2025
Waxaan u jeedinayaa dawladda
Jabouti xidigaha ilaahay cirka
Ku beeray ayaa idinka dhow
Inaad somaliland utalisaan
Oo waxaanay raali ka ahayn
Huwisaan.
Mohamed H.Ibrahim Egal (AHU)
28/12/2025
27/12/2025
Madaxweyne Donald Trump ayaa sheegay inuu daraasaynayo aqoonsiga Somaliland kaddib go’aanka Israa’iil, isagoo tilmaamay inuu qiimaynayo fursadaha iyo saldhigyada muhiimka ah ee dalka. Trump iyo Netanyahu ayaa la filayaa inay kulan ku yeeshaan Maraykanka si ay uga wada hadlaan arrintaas, waxaana la sheegay inuu taageersan yahay is-aqoonsiga Somaliland iyo Israel.
27/12/2025
Wasiiru-dawlaha Warshadaha Itoobiya Tarekegn Bululta Godana ayaa soo dhoweeyay aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland, isagoo ku sheegay tallaabo dublomaasiyadeed oo muhiim ah iyo war wanaagsan oo u socda dadka Somaliland.
27/12/2025
BREAKING NEWS
Baarlamaanka Carabta wuxuu cambaareynayaa aqoonsiga Somaliland, isagoo ku tilmaamay xadgudub sharci caalami ah iyo madax-bannaanida dowlad Carbeed.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the public figure
Telephone
Website
Address
Hargeisa
4433