GNN MEDIA
UNIQEU MEDIA SOLUTIONS
09/06/2026
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha Jamhuuriyadda Somaliland ๐๐. ๐๐๐๐๐ข๐ฅ๐๐๐ก๐ข ๐๐๐ฌ๐๐ง ๐๐๐๐๐ง, ayaa maanta Dalka ku soo dhaweeyay U qaabilsanaha Baanka Adduunka ee Jamhuuriyadda Somaliland ๐๐. ๐๐ข๐๐๐ค๐ข iyo wefti uu hoggaaminayo oo booqasho shaqo ku yimid Somaliland.
Wasiirka oo ay weheliyaan Wasiiru-dawlaha Wasaaradda iyo Agaasimaha Guud ayaa kulan muhiim ah la yeeshay weftiga Baanka Adduunka, kaas oo lagaga wada hadlay mashaariicda kala duwan ee Baanka Adduunku ka wado Somaliland, mashaariicda cusub ee soo socda iyo xoojinta wada shaqaynta u dhexaysa Jamhuuriyadda Somaliland iyo Baanka Adduunka.
Kulanka ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray horumarka mashaariicda uu Baanka Adduunku ka taageero Somaliland, kuwaas oo taabanaya dhinacyo muhiim u ah horumarka Qaranka sida; ๐ฐ๐๐ฑ๐๐๐ซ๐๐ฌ๐ก๐๐๐, ๐๐๐๐ซ๐๐ก๐, ๐๐ข๐ฒ๐๐ก๐, ๐๐๐๐๐ข๐ฆ๐๐๐๐ค๐, ๐ฆ๐๐๐ฆ๐ฎ๐ฅ-๐ฐ๐๐ง๐๐๐ ๐ ๐, ๐ข๐ฌ๐ ๐๐๐๐ก๐ฌ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐, ๐๐๐ฌ๐ซ๐ข๐ฒ๐๐ฒ๐ง๐ญ๐ ๐ง๐ข๐๐๐๐ฆ๐ฒ๐๐๐ ๐๐๐ฐ๐ฅ๐๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐๐๐ ๐ฒ๐๐๐ ๐ค๐๐ฅ๐ ๐๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐๐๐.
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha JSL ๐๐. ๐๐๐๐๐ข๐ฅ๐๐๐ก๐ข ๐๐๐ฌ๐๐ง ๐๐๐๐๐ง, ayaa intii kulanku socday ka warbixiyay muhiimadda ay mashaariicda Baanka Adduunku u leeyihiin horumarka Dalka, isagoo tilmaamay in taageeradaasi door weyn ka qaadatay xoojinta adeegyada bulshada, kobcinta awoodda hayโadaha dawladda iyo hirgelinta mashaariic horumarineed oo wax-ku-ool ah.
Wasiirku waxa uu sidoo kale hoosta ka xarriiqay in Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha ay ka goโan tahay in si hufan, daahfuran, isla markaana waafaqsan nidaamyada Maamulka maaliyadda loo maamulo mashaariicda ay taageeraan Baanka Adduunka iyo hayโadaha kale ee horumarinta kala shaqeeya Somaliland.
Dhinaciisa, U qaabilsanaha Baanka Adduunka ee Jamhuuriyadda Somaliland Md. Hideki, ayaa Dowladda Somaliland uga mahadceliyay sida ay u maamushay una fulisay mashaariicda Baanka Adduunku ka taageeray Somaliland. Waxa uu bogaadiyay wada shaqaynta wanaagsan ee ka dhaxaysa Baanka Adduunka iyo hayโadaha Dowladda Somaliland, gaar ahaan Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha oo door muhiim ah ku leh isku-duwidda, maamulidda iyo dabogalka mashaariicda horumarineed.
Waxaana gabogabadii kulanka la iskula qaatay sidii loo sii xoojin lahaa iskaashiga labada dhinac, loona dardargelin lahaa mashaariicda socda iyo kuwa cusub ee qorshaysan, si ay si toos ah uga qayb qaataan horumarinta adeegyada bulshada, kobcinta dhaqaalaha, shaqo-abuurka iyo xoojinta hayโadaha qaranka. Kulamadan shaqo ee u dhexeeya Wasaaradda Maaliyadda iyo weftiga Baanka Adduunka waxay sii socon doonaan labada maalmood ee soo socda, kuwaas oo lagu sii ambaqaadi doono wada-hadallada ku saabsan mashaariicda socda, fursadaha cusub ee iskaashi, iyo mudnaanta horumarineed ee Somaliland.
03/06/2026
๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ Somaliland ๐จ๐จ ๐๐ ๐๐๐ฒ๐-๐ ๐๐ฅ๐๐ฒ ๐๐ก๐ข๐ซ ๐๐๐๐ซ-๐๐๐ซ๐ ๐๐ก ๐จ๐จ ๐๐๐ ๐๐ ๐ ๐๐๐๐ฅ๐๐ฒ๐๐ฒ ๐๐๐ง๐๐๐ฌ๐ข๐ ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ฌ-๐๐ก๐๐ฑ๐ ๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐ก๐๐ช๐๐๐ฅ๐ ๐๐ ๐๐จ๐๐จ๐ฅ๐ค๐.
โฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆ
๐๐๐ข๐ซ๐จ๐๐ข ๐ ๐๐ฎ๐ง๐ ๐๐๐๐-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha JSL ๐๐. ๐๐๐๐๐ข๐ฅ๐ฅ๐๐๐ก๐ข ๐๐๐ฌ๐๐ง ๐๐๐๐๐ง, ayaa maanta ka qayb-galay shir heer-sare ah oo ay isugu yimaaddeen ๐๐ฎ๐๐ข๐ ๐-๐ฌ๐๐ซ๐ ๐๐ ๐๐ ๐๐จ๐๐จ๐๐ค๐ ๐๐ก๐๐ช๐๐ก๐๐ช๐๐๐ช๐ฒ๐๐๐ ๐๐๐ง๐๐ฌ๐ข๐ ๐ ๐๐๐ซ๐ข๐๐ (NOC), Golaha Maamulka iyo Golaha Wadatashiga ee ๐๐๐ฒ'๐๐๐๐ ๐๐ซ๐๐๐๐ฆ๐๐ซ๐ค ๐๐๐ซ๐ข๐๐ (๐๐๐), kaas oo ay ka soo qayb-galeen masuuliyiin sare oo dawladeed, bah-wadaagta horumarinta iyo hoggaamiyeyaal ka kala socday dalalka Afrika.
Shirkan waxa guddoominayey Raโiisul Wasaarihii h**e ee Itoobiya ahna Guddoomiyaha Golaha Maamulka ee Trademark Africa Md. Hailemariam Desalegn Boshe, iyo Ku-xigeenka Safiirka Finland ee Bariga-Afrika ahna Guddoomiyaha Golaha Wadatashiga ee TMA Md. Leo Svahnback.
Sidoo kale waxa ka qayb-galay Wasiirka Gaadiidka iyo Sahayda ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Federaalka Itoobiya Dr. Alemu Sime Feyisa, wasiirro kale, masuuliyiin iyo wakiillo ka socday dalal kala duwan oo Afrikaan ah iyo hayโado horumarineed oo caalami ah.
๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐ซ ๐๐๐๐๐ข๐ฅ๐ฅ๐๐๐ก๐ข ๐๐๐ฌ๐๐ง ๐๐๐๐๐ง oo hadal ka jeediyey madasha ayaa carabka ku adkeeyey sida ay Somaliland uga goโan tahay xoojinta is-dhexgalka ganacsiga gobolka, iskaashiga dhaqaalaha iyo fududaynta isu socodka ganacsiga. Waxa uu tilmaamay in ganacsigu aanu ahayn oo keliya matoorka koboca dhaqaalaha, balse uu sidoo kale yahay aalad muhiim u ah nabadda, abuurista shaqooyinka iyo adkaysiga dhaqaalaha muddada fog.
Wasiirku waxa uu sharaxaad ka siiyey shirka, maalgashiyada ay Somaliland ku samaysay kaabeyaasha ganacsiga, gaar ahaan casriyeynta iyo ballaadhinta Dekedda Berbera, iyo sidoo kale dedaallada lagu xoojinayo nidaamyada kastamyada, ka shaqaynta habsami-u-socodka sahayda iyo isu socodka gaadiidka, isla markaana lagu kordhinayo tartanka marinnada ganacsi ee gobolka.
Guud ahaan doodaha shirka ayaa diiradda lagu saaray laba qodob oo muhiim ah kuwaas oo kala ah:
๐. ๐๐จ๐จ๐ซ๐ค๐ ๐ ๐๐ง๐๐๐ฌ๐ข๐ ๐ฎ ๐ค๐ฎ ๐ฅ๐๐๐ฒ๐๐ก๐๐ฒ ๐ฌ๐ก๐๐ช๐จ-๐๐๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ค๐
๐. ๐๐ฒ๐จ ๐ฌ๐๐๐ฆ๐๐ฒ๐ง๐ญ๐ ๐๐ฒ ๐๐ก๐๐๐๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐ ๐๐๐๐ฅ๐๐ฆ๐ค๐ฎ ๐ค๐ฎ ๐ฅ๐๐๐ฒ๐ข๐ก๐ข๐ข๐ง ๐๐ก๐๐ช๐๐ก๐๐ช๐๐๐ช๐ ๐ ๐๐ง๐๐๐ฌ๐ข๐ ๐ ๐๐๐ซ๐ข๐ค๐.
Ka qayb-galayaashu waxay is dhaafsadeen aragtiyo ku saabsan yaraynta caqabadaha aan cashuuraha ahayn ee ganacsiga, yaraynta kharashaadka badan ee ku baxa ganacsiga, hagaajinta habraacyada shaqo ee kastamyada, xoojinta nidaamyada ganacsiga dijitaalka ah iyo isku-duwidda siyaasaddaha gobolka.
Wasiir Cabdillaahi Xasan Aadan ayaa mar kale bayaamiyey sida ay Somaliland uga goโan tahay casriyeynta kastamyada, isbeddelka dijitaalka ah, iskaashiga gobolka iyo horumarinta dhaqaalaha ay horseedka u yihiin ganacsiyada gaarka loo leeyahay. Waxa kale oo uu ku baaqay in la xoojiyo iskaashiga u dhexeeya dawladdaha Afrika, bah-wadaagta horumarinta iyo hayโaddaha gobolka si loo abuuro fursado cusub oo dhinacyada ganacsiga, maalgashiga iyo abuurista jawi horseeda koboc dhaqaale oo waara oo la is ku halayn karo.
Shirkan ayaa ahaa madal muhiim ah oo ay hoggaamiyeyaasha gobolka ku wadaageen khibradahooda isla markaana ku falanqeeyeen xalal wax ku ool ah oo lagaga gudbi karo caqabadaha ganacsi ee soo kordhaya, iyada oo la sii xoojinayo iskaashiga lagu dardargelinayo is-dhexgalka dhaqaale ee Qaaradda Afrika.
Masjid Al-Haram.
29/05/2026
FARRIIN CAAFIMAAD
Muwaadin, Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland, iyadoo ka duulaysa siyaasadda ka hortagga iyo dabargoynta cudurrada faafa, waxay shacabka ku wargelinaysaa inuu jiro xanuun ay faafiso kaneecadu oo loo yaqaano Dengue Fever.
29/05/2026
Wasiirka Caafimaadka Somaliland oo ku sugan Gobolka Sanaag ayaa kormeer Ku sameeyay Habsami-socodka adeega caafimaadka ee Cusbitaalka Guud ee Ceerigaabo.
Wasiirka ayaa maamulka ku wareejiyey agab iyo dawooyin caafimaad oo muhiim ah, kuwaas oo loogu talagalay inay xoojiyaan adeegyada caafimaad ee uu cusbitaalku siiyo bulshada Gobolka Sanaag iyo deegaannada ku xeeran.
Sidoo kale, Wasiirka caafimaadka ayaa galay qaybaha kala duwan ee cusbitaalka iyo bukaanada jiifa.
25/05/2026
Wax ka ogoow 13-ka Camal ee ay tahay inay qabtaan Xujaajta Gudanaysa waajibaadka iyo Tiirarka Xajka.
1-in la xidho dharka loo yaqaan Ixraamka.
2- in cumro lagu dawaafo Kacbada
3 in la gucleeyo Saffa iyo Marwa (sacyiga)
4-in la d**o Mina.
5-in Banka Carrafa la istaago oo la ducaysto.
6-in La d**o Musdalifa.
7-in dhagaxa la Tuuro (Jamaratul Caqaba)
8-in Neef la gawraco.
9-in Timaha la xiiro ama la gaabiyo
10-in la dawaafo kacbada iyo sacyiga(dawaaf Ifaadah)
11-in lagu noqdo oo la d**o Mina
12-in mar kale la tuuro Dhagaxa
13- in la sameeyo Dawaafkii u dambeyay ee kacbada( Alwidaac).
Fariin Muhiim ah.
Suldaan Wabar oo Somaliland kusoo Laabtay
Fursadda Telesom
26/04/2026
Wakiilka Cusub ee Fly Dubia oo Casho sharaf u sameeyay Madaxda Xafiisyada Jara tigidhada Diyaaradaha.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Hargeisa
252
Opening Hours
| 09:00 - 17:00 |