Furre Media

Furre Media

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Furre Media, Men's clothes shop, Hargeisa.

22/03/2026

Boorama

21/03/2026

Lughaya iyo eid

24/12/2025
01/12/2025

Hada gobolka Awdal waxa ka bilaamay diyaar garow dagaal👀 Saacada soo socda War culus maqli doontiin 👀

01/12/2025

Waa edeb-darro siyaasadeed oo hor leh xadhigaa dhallinyarada lagula kacayo. Bal waynu eegi macaashka ay ka gurtaan.

Waxa Qoray Cabdiraxman Maxamed Qaadi ( Naafic)

01/12/2025

M/Weynuhu amarka uu na siiyo uunbaan qaadan doonnaa. Jilmad caadiya

Photos from Furre Media's post 01/12/2025

Deg-deg : Suldaan Maxamed Suldaan Saleebaan iyo Suldaan Samater Suldaan ibrahim Jaamac Samater ayaa ka hadhay madax dhaqameedkahada Hargeysa u baxday.
Salaadiinta ayaa shalay ka baaqsaday kulamadii xukuumadii xukuumadu dabada ka riixaysay ee masiirka ummada reer Awdal lagu muhmalayey.

Dadweynaha Boorama ayaa saluuug ka muujinaya go'aanka ay uga baxeen Hargeysa.

01/12/2025

"Deg deg Waxa Hada Xabsiga Loo Taxaabay Oo Hotelka Safari Laga Qaaday Xidiga jarmalka"

27/11/2025

Degmada lughaya oo mujiyey darenkoka ku aadan wararka kaso kordhay gobolka selel

Want your business to be the top-listed Clothing Store in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address


Hargeisa