Mjm
This is may page falow me so we can go together
27/04/2025
Saxaabadi sababtay unoolaayen waxay ahayd inay diin darteed u dhintaan ama diin darteed u nooladaan
waxa layaab ah innagu diin darteed qodax inay inoo muddo ma ogalin waxad mooda inaynu rabno inaynu noolaanno uun waayo waxaynu u fikirnaa sida inanka reer galbeed u fikiro taas oo ah hadafkeena oo dhan inaynu iskugu gaynnay waxaynu nolosha noqon lahayn kaasi waa fikirka inanka reer galbeed lkn waxa la rabaa innagoo sida u fikirayna hadana hadafkeena ugu sarreya inaynu ka dhigno aakhira oo aynaN aduunka kusoo koobin fikirkeena
Hadalkaas c.laahi ibnu rawaaxa uu asxaabta ku dhiirigalinayo markan arkay waxan soo xasuustay markaynu is dhiirigalinayno inaynu iskala hadalno uun dhiirigalinta aduunka والسلام عليكم
rmadan kadib
Click here to claim your Sponsored Listing.