DRESS UP

DRESS UP

Share

The latest new style dresses
ABAYA , TOP ,SHOES,BAGS
any dress for-women Available at DRESS UP COMPANY

26/02/2022

Dress up waxay baahinaysa Fursad shaqo oo { Full Time ah } oo banaan
Magalada Hargeisa Gaar ahan jigjiga yar safari hotel building

Shuruudaha ku xidhan

Xirfada Laga rabo [ Skills and Abilities ]

1: Inay leedahy xirfad ku hadal oo ay ku hadli karto ,qorina karto
luuqadaha AF-Somaliga ,Carabi, English
2: Inay awood buuxda u leedahy culayska iyo cadaadiska shaqada
3: Inay leedahay Hal-abuur iyo Curin Heersare ah
4: Inay tahay qof bulshaawi ah oo furfuran isla markaana qancin
kara macaamiisha
5: In ay tahay dumar [ Gender ,Famale ]
6: Inay Degan tahay Magaalada hargeisa
7: Leh Sabir ,Karti iyo wada shaqayn

Heerka aqooneed ee qofta [Education ]

1: Waa inay haysata shahado dugsi sare ama heer jamacaded 2: ama noso gudbi heerka aqooned aad adigu leedahay

Hadii aad aaminsantahay inaad buuxin karto booskan shaqo ee banaan, fadlan noogu soodir CV gaaga whatsapp ka hoos ku qoran .
si aad ulasocoto Natijada Fadlan Kuso biir Pageka Cusub ee
+252634838149
ugu danbeyn waqtiga lasoo gudbinaayo CV yadu waa
28-FEB -2022

Category

Telephone

Website

Address

Jigjiga Yar Safari Hotel Building
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when DRESS UP posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Subscribe

We will notify you when anything happens in Hargeisa.