Aweys Soona

Aweys Soona

Share

Kusoo dhawaaw boggeyga rasmiga ah. Waxaad ka helaysaa wararka Soomaaliya, gobolka iyo dunidda.

19/08/2026

Subax H**e Iyo Balad-Xaawo Iyo Sidoo Kale Dardaarankii AUN Madaxweyne Maxamed Siyaad Barre

Maxay Ka Dhigan Tahay Ku Biirista Jaamacadda Ramaas ee Sannadkan? - Ramaas University 16/08/2026

Maxay Ka Dhigan Tahay Ku Biirista Jaamacadda Ramaas ee Sannadkan?

Doorashada Waxbarashada Jaamacaddeed Waa Go’aanka Mustaqbalkaaga: Dadka ma wada laha karti iyo dano isku mid ah. Qaar waxay ku qanacsan yihiin shaqooyinka la xiriira hoggaaminta iyo maamulka, qaar waxay jecel yihiin caafimaadka, qaar injineernimada iyo tiknoolajiyadda, halka qaar kalena ay xiiseeyaan siyaasadda, diblomaasiyadda, ganacsiga, waxbarashada ama amniga. Kala duwanaanshahan ayaa muujinaya in aysan jirin hal takhasus oo qof walba ku habboon.

Maxay Ka Dhigan Tahay Ku Biirista Jaamacadda Ramaas ee Sannadkan? - Ramaas University Doorashada jaamacad, kulliyad iyo takhasus waxbarasho waa mid ka mid ah go’aannada ugu muhiimsan ee qofku qaato, maadaama go’aankaasi uu saameyn ku yeelan karo mustaqbalkiisa aqooneed, xirfadeed, dhaqaale iyo bulsho. Qofku marka uu dhammaysto dugsiga sare wuxuu inta badan wajahaa su’aalo muhii...

15/08/2026

Hogaamiye Abdirashiid Janan Oo Ay Wehliyaan Taliyaha Qeybta 43aad Col. Cismaan Xaaji Iyo Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Col. Aadan Dhafoorey Ayaa Feyl Guud Kula Hadlay Ururka Nabadsugida Hilaac Iyo Ururka 361aad Guutada 36-Aad Qaybta 43-Aad Ee Militaryga Gobolka

Saraakiisha Ayaa Ciidamada Kula Dardaarmay In Ay Xoojiyaan Amniga Xasiloonida Iyo Wadajirka Ummadda Isla Markaana Cadowgoodu Uu Yahay Argagixisada Oo Kaliya Cid Kale Oo Colaad Ay Kala Dhaxeysana Eysan Jirin

Dhinaca Kale Hogaamiye Abdirashiid Janan Ayaa Ciidamada Militaryga Iyo Nabadsugida Kuwooda Aanan Xuquuqda Laheyn U Sheegay In Sida Ugu Dhaqsaha Badan Ay Ku Heli Doonaan Xuquuq Aanan Abid Go'eyn

14/08/2026

Dadka Ree Gedo Oo Ka Jawaabay Fariintii Taliyaha Nabadsugida JL Mudane Abdirashiid Janan Iyo Ariimo Kale Oo Xasaasi Ah

14/08/2026

1sano Kahor Maanta Oo Kale Madaxweyne Xasan Sheekh Maxmuud Ayaa Baaq kasoo Saaray Dagaaladii Ka Dhacay Balad-Xaawo
Waxaana Uu Ku Booriyay "Dhinacyada Ku Lugta Leh Dagaalada In Ay Ka Shaqeyaan Nabada Midnimada Iyo Wadajirka"

Taliyaha Nabadsugida JL Mudane Abdirashiid Janan Ayaa Ku Dhawaaqay In Lasoo Afjaray Dhamaan Qilaafkii Iyo Siyaasadii Dadku Ku Kala Aragti Duwanayeen Cid Dambi Loo Heystana Aysan Jirin Dagaal Dambana Uusan Gobolka Ka Dhici Doonin

14/08/2026

Hoggaamiye Abdirashiid Hassan Abdinuur (Abdirashiid Janan) ayaa maanta shir guddoomiyay shir u dhexeeyay taliyayaasha ciidamada qalabka sida

Shirka ayaa la isla qaatay, la iskuna raacay nabad iyo wada noolaanshaha gobolka gedo iyadoo lasoo afjaray khilaafkii dhowrkii sano ee lasoo dhaafay ka jiray gobolka.

14/08/2026

# Taliye Abdirashiid Janan Iyo Shir Jaraaid Oo Xasaasi Ah Halkan Kala Soco

14/08/2026

Taliye Mohamed Hassan Huufood Iyo Ciidamo Lasocda Ayaa Yimid Degmada Balad-Xaawo Waxaana Ay Kasoo Baxeen Garbaharrey

14/08/2026

Saraakiisha ciidamada kala duwan ee ku sugan Degmada Beled Xaawo ayaa yeeshay shir xasaasi ah, kaas oo looga hadlay xaaladda amniga, xasilloonida degmada iyo sidii loo xoojin lahaa Amnia Iyo Nabad-Galyada

13/08/2026

Taliyaha Qeybta 43aad Col. Cismaan Xaaji Iyo Soo Dhaweyntii Saraakiisha Ciidamada Qalabka Sida Ee Ku Sugan Taliska Malatari Ee Uk

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Garbahaarrey?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Address

Wadada Airport Ka
Garbahaarrey