AMAL BOOKS

AMAL BOOKS

Share

"Inta maanku gaajaysan yahay guushu waa wali"

Photos from Hiil Press's post 16/10/2025
16/10/2025

Dhalashadii fanka Soomaalida

Ifafaalaha dhalashada fanka reer magaalku wuxu soo kaahay bilowgii qarnigii 20-aad (1900). Waayihii ay soo shaacbaxeen mataanihii balwada (Dhaanto/hirwo) oo ay shidaalinayeen ciidamadii daraawiishta.

Muddo ka dibna waxa cariyey dhalashadii balwada ilbaxnimadii cadan iyo saamayntii gumaystaha. Awoodihii dibadeed ee horseedayey dhalashada fanka, waxa weheliyey xirfad-aqooneed faneed oo laga looxjiidanayey hal-abuuro shisheeye oo fanka sees u noqday. Muddooyinkii aysan jirin hal-abuuro dananshayaal Soomaali ahi, waxa kaalintooda buuxiyey hal-abuuro shisheeye oo laga xuso Cismaan Beenaale, Roa (Raaw) iyo Maxamed Siciid Gu'roon jire oo asalkiisa Yamani ahaa. Cabdilaahi Qarshe oo ka sheekaynaya, waayihii uu Hargaysa yimid, wuxu yiri "muusishannada joogay way tirsanayaayeen, waxayna ahaayeen Carab ama Hindi ay soo jiidatay Balwada Soomaalidu. Labo nin baa ugu cadcaddaa: Ina Beenaale oo Hindi ahaa, iyo Cabdo Yuusuf oo Yamani ahaa. Aalado fudfudud ayay tumi jireen, oo waxa ugu muhiimsani uu ahaa dhexyarta (Violin)."

Dhalashadii fanka reer magaalka waxa saamayn wayn ku lahaa fankii Giriiga oo ilbaxnimadii fanka laga dhaxlay, fankii Hindiga oo qalfooftii riwaayada Soomaalida lagu soo dhanbaxay iyo kii carabta Cabdilaahi Qarshe wuxu xusay muusigga fanka Hindida ku abuuray lahowse iyo dhadhan faneed, wuxuuna saamayn ku lahaa fanka Carabta. Wuxuu yiri marku arrinkaan tibaaxayey. "dhadhansigayga muusigga waxa ugu horrayntii kiciyay muusigga Hindida. ka dibna waxaan ku baraarugay in warfidiyeennada Laanta Carabigu ay qudhoodu adeegsanayeen muusig Hindiyaan ah oo ay, laakiin, ku dhex dareen codadkood."

Xigasho - Buugga Danan.

Photos from AMAL BOOKS's post 14/10/2025

Buugaag hadaad akhriso aad lahanayso garaad dhaqaale- samayn, hada ka dalbo Amal Books, 906 750 646, Galkacyo.

Photos from AMAL BOOKS's post 26/09/2025

Ka dalbo AMAL BOOKS, 906 750 646

Photos from AMAL BOOKS's post 26/09/2025
Photos from AMAL BOOKS's post 08/09/2025

Ka dalbo Amal Books 906 750 646

12/08/2025

Ka dalbo AMAL BOOKS, 906 750 646

11/08/2025

Buugtii siyaasiyiintu qoreen, Ka dalbo AMAL BOOKS 906 750 646

11/08/2025

Buugta Dhaqaalaha ka dalbo AMAL BOOKS, 906 750 646

Want your business to be the top-listed Shop in Gaalkacyo?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address

Gaalkacyo