Eng. MC
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Eng. MC, Politician, Gaalkacyo.
10/05/2026
First hand
Nin daar kujiraa daruur ma arkee ileen shaley roob kiibaa da'ey
Sow doqon nasiib lihi waqti darajo muusiin.
Dabadeedna kibir iyo afla gaado kuma darin.
Madaxweyne qoor qoor in waqtigiisu dhamaadey yaana isku diidin. Lkn in aan si xun loo ceyrin inaa ka difaacno aan isla garano 😂
25/04/2026
Musharax golaha deegaanka D.Gaalkacyo mahad mohamed ahmed ayaa ayaa xaflad taageerid iyo shaacin ah dhalinyarada degmada gaalkacyo labadeeda dhinacba ugu qabteen degmada gaalkacyo. Isku imaatinka dhalinyarada waxaa laga dhex sawiran karey sida uu musharuxu uyahay mid isku wadi kara dhalinyarada labada dhican. Waxaan leeyahay reer gaalkacyoodow yeysan fursadiina idin dhaafsiin qabyaalada reeraysan wax micnaa laheyn. Garaadkiina kor uqaada oo qofka wax idiin qaban kara oo bulshada isku wadi kara doorta
17/04/2026
24/11/2025 waxaa gaalkacyo ka bilow may isdiwaan galinta doorashada dadweynaha
15/01/2026 ayeyna ku ekeyd. Waxey aheyd taariiq umada soomaaliyeed diwaanka ugashey.
16/04/2026
U HIILI GALAKCYO. 🗳️
Mayor of Galkacyo Shafie Ali Hade ninkii Galkacyo gaarsiin lahaa magaalooyinka waa wayn ee aduunka waakan ee codkiina siiya.
Rer Galkacyo maanta fursad wayn ayay haystaan si ay magaaladooda ugu dooraan nin dhalinyaro ah oo aqoon-yahan ah, garanaayana waxa uu ka shaqaynaayo waa shaafici ee codkiina ugu hiiliya.
Guriga olo-olaha ee musharaxa degmada Galkacyo Eng Shafici waxa uu u faran yahay qof walba oo dhalinyaro ah oo doonaya inuu u hiiliyo Galkacyo.
.
13/04/2026
Soo dhawoow musharax waqti loo baahnaa ayaad timid
12/04/2026
Soo dhawoow xildhibaane
Qofkii ugu mudnaa ayaa tahay sanadkaan
Musharaxa degmada gaalkacyo
Click here to claim your Sponsored Listing.