Urban Creative
Waxay bixisaa design, video, photo, branding iyo CCTV, si kor loogu qaado sumcadda ganacsiyada
Urban Creative waa cooperation casri ah oo dhalinyaro karti leh aas-aaseen, kuna mideysan in fikradaha loo beddelo muuqaallo tayo sare leh iyo xalal digital ah.
BURCO BRANCH - AFGOOYE. ☎️712442 TOOSIYE PHYSIOTHERAPY CALL CENTER
☎️0638066555 ☎️2884
✅ADEEGYADA XARUNTA TOOSIYE:✅
⭐️DAAWAYNTA FAALIGA 🚨
⭐️DHABAR XANUUN KA 🚨
⭐️JILBO XANUUNKA🚨
⭐️AFQALOOCA 🚨.
⭐️CARUURTA 🚨
⭐️MASAAJ. 🚨
⭐️TOOBIN🚨
Toosiye Physiotherapy Burco branch
03/01/2026
Urban Creative waa cooperation casri ah oo ay wada aas-aaseen dhalinyaro karti leh (inamo & hablo), kuna mideysan hal ujeeddo: in fikradaha loo beddelo muuqaallo tayo sare leh iyo xalal digital ah.
Waxaan bixinnaa adeegyo hal-abuur iyo tiknoolaji isugu jira oo loogu talagalay ganacsiyada, hay’adaha, dugsiyada, iyo shakhsiyaadka doonaya muuqaal xirfad leh iyo sumcad casri ah.
🎨 Adeegyadayada:
✔ Graphic Design
— Logo, posters, flyers, banners, social media designs
✔ Video Editing
— Xayeysiin, reels, short videos, YouTube edits
✔ Photo Editing
— Qurxin sawirro, color correction, retouching
✔ Camera Installation (CCTV)
— Rakibid & dayactir camera-yo amni
✔ Branding & Media Solutions
— Aqoonsi ganacsi, muuqaal & xayeysiin
🎯 Ujeeddadayada:
In aan shaqo & fursad u abuurno dhalinyarada
In aan kor u qaadno sumcadda ganacsiyada
In aan bixino adeeg tayo, kalsooni & hal-abuur leh
In Urban Creative noqoto astaan lagu yaqaan xirfad iyo daacadnimo
🌍 Maxaa naga duwan?
✔ Koox wada shaqeyn dhab ah
✔ Xirfad & hal-abuur isku jira
✔ Adeeg casri ah oo la jaanqaadaya waqtiga
✔ Ixtiraam & mas’uuliyad shaqo
🤝 Aragtideena:
In Urban Creative noqoto cooperation hormuud ka ah hal-abuurka digital-ka iyo adeegyada muuqaalka ee Soomaaliya, kuna dhisan dhalinyaro firfircoon.
📩 Nala soo xiriir haddii aad u baahan tahay:
Design xirfad leh
Muuqaal soo jiidasho leh
Xal amni oo casri ah
Urban Creative
“Hal-abuur Casri ah oo Aragti Beddela
SOO DHAWOOW MACMIIL