Punt Tech
Design , Engage And Innovate ๐ก
01/08/2025
๐๐๐ฆ๐๐๐ฅ๐ฒ๐จ ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐๐ง๐ ๐ธ๐ฑ ๐
Punt Tech waxay waxay hambalyo u diraysaa shacabka iyo Dowladda Puntland munaasabadda 27-guurada kasoo wareegtay aasaaskii Dowladda Puntland.
Sanadkan waxa uu astaan u yahay geeddi-socodka horumarka, nabadda, iyo dowladnimada shacabka reer Puntland ay ku tallaabsadeen tan iyo 1998. Waxaa sharaf noo ah inaan la wadaagno xuskan qaran iyo in aan dhiirrigelinno halgankii, hal-abuurkii, iyo hoggaan-wanaaggii lagu dhisay Puntland.
Waxaan Ilaahay ka baryeynaa in uu Puntland iyo shacabka Soomaaliyeedba ku manaysto barwaaqo, midnimo, iyo horumar joogto ah.
Hambalyo! Hambalyo! Hambalyo!
๐๐ฎ๐ง๐ญ ๐๐๐๐ก ๐ฅ
Punt Tech specializes in digital marketing , technology , and innovative design solutions ๐
๐๐๐ฎ๐ซ ๐๐๐ซ๐ฏ๐ข๐๐๐ฌ
โ๏ธSocial Medi Marketing
โ๏ธDesigning Social Medi flyers
โ๏ธWeb Designing
โ๏ธVideo Editing & Motion graphics
โ๏ธlogo designing & Full Branding
โ๏ธSystems Operating
Contact us : 906 701 215
Get in Touch : https://linktr.ee/punttech24
25/05/2025
๐ ๐๐ฎ๐ง๐ญ ๐๐๐๐ก ๐๐ซ๐๐ง๐ ๐ฅ
๐ waxan quruxsanay oo nashqadaynay brankeena , nala arag sida ashqaraarka leh ee u qurxinay Punt Tech ๐๐
Contact us : 906 701 215
Get in Touch : https://linktr.ee/punttech24
17/05/2025
๐จ
Maka midtahay dadka tirabeelka ah ee sugaya daahfurka Punt Tech ? ๐
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Bosaso