Warbaahinta 24
Wararka Soomaaliya & Caalamka 24/7
Degdeg • Xaqiiqo • La hubo
Nala soco wararkii ugu dambeeyay.
25/04/2026
Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Soomaaliya, Cabdulqaadir Madaxaa-na Furan, ayaa ka tanaasulay musharaxnimadiisii Koonfur-Galbeed.
Ilo-wareedyo lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in uu qorsheynayo inuu helo kursiga ee Xildhibaannimada, kaas oo uu uga tanaasulayo Xildhibaan Isaaq Cali Subagg, oo haatan ku sugan Nairobi. Wararka ayaa sidoo kale tilmaamaya in kursigaasi lagu kala iibsaday lacag dhan 300,000 oo dollar.
Sidoo kale, Madaxaa-na Furan ayaa la sheegay inuu damacsan yahay xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, iyadoo kursigaasi la filayo inuu bannaanaado, maadaama Aadan Madoobe uu doonayo inuu u tartamo xilka Madaxweynaha Koonfur-Galbeed.
Madaxweyne Donald Trump ayaa ku hanjabay inuu xabsi dhigi doono wariye, taas oo qayb ka ah dadaal lagu raadinayo qofka sirta bixiyay (“leaker”) ee ka dambeeyay wararkii ugu horreeyay ee Jimcihii sheegayay in askari labaad oo ka tirsan ciidanka cirka ee Mareykanka uu ka maqnaa diyaarad dagaal oo Mareykan ah oo dhacday. Trump ma uusan caddeyn warbaahinta uu ula jeeday, sidoo kale sarkaal ka tirsan Aqalka Cad ayaa diiday inuu ka jawaabo su’aalaha ku saabsan hadalladiisa.
06/04/2026
Trump: Iran waxaa lagu baabi’in karaa hal habeen, waxaana laga yaabaa in ay noqoto habeen dambe.
Xil wareejinta xisaabiyaha guud ee dawlada puntland.
Xil wareejinta wasaaradda maaliyada dawlada puntland.
06/04/2026
Dowladda Federaalka ayaa sheegtey in ay doorashooyin qof & cod ah oo isku-sidkan - Golayaasha Deegaanka & Golayaasha Wakiillada ay 28-ka bisha April ka qabanayso Koonfurgalbeed.
DFS ma sheegin ay ku dari doonto Galmudug, Hirshabeelle & Woqooyi-bari.
Wasiirka wasaaradda duulista hawada iyo garoomada dawlada puntland Ugaas abdifutax Ugaas yaasiin.
Xil wareejinta wasaaradda qorsheyta iyo xiriirka caalamiga dawlada puntland.
Xil wareejinta wasaaradda duulista hawada iyo garoomada dawlada puntland.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Bosaso