Xananeyow
Waxan xananeyna dhaman nole iyo manole
wiilkas yar wuxu ku dhibanyahay
libiya ugu yaran 2 bilow waxna ma cuno mana cabo waxa usii dheer garacis walidkis waxa nool.hooyadis abihis wuu dhintay waa agoon 20 kun aya madaxisa saran duco iyo qofkii bini adanimo wax ugu qabaya lobahanyhy
10/08/2022
Dorashada kasocota hada kiniya adiga makujirta dadka codeyey
05/08/2022
Cidamada yahuuda aya cawe werar kala jogsi laheen ku qaday musliminta Palestine ee kunool dhanka konfuren qaza
03/08/2022
Waxan markasto hada so kuwan dadka cadcad inlee iPhone mobilkasa cajib ah
03/08/2022
Waxa walac ba an so foodsartay dhalinta barta tiktok isticmala xasas laqabo futada ruxaya gbdho dirac ku dhanteenaya iyo lamanayal waxay doonan kasamaynaya tiktokga kadib markii shalay lodortay kabtankii h**e arsenal hee Shaikh mansuur rooblow wasiirka
23/07/2022
Darta mana harsando mana hoyde habeenku malin ila dhoqon
14/07/2022
Portaha xulka qaranka England iyo koxda everton ee pickford aya xarooday hadaa kadib waa lugta sadexad markii lagu dadali laha
05/06/2022
Naxaris
Hala Madrid
11/03/2022
Madaxweyne Joe Biden aya la filaya inuu ka noqdo heerka ganacsi qaranka ee ruushka ee aadka lo jecelyhy ee duulanka uku qaday Ukraine isago si wadajir ah ugu dhawaqay golaha G7 iyo hogamiyaayasha midowga yurub jimcihi sharciga la laayey hadii uu ansixiyo Congresska waxay nadifin doonta wadada kordhinta canshuuraha ee rushka so dejinta maraykanka iyo aduunko dhan
05/03/2022
Cawe bishi shabcan soondhere aya 2 ah ilahow nabad nagu garsi sonka
03/03/2022
70 sano ayaa kasoo wareegatay markii ay Israa,iil qabsatay falastiin 7 sano aya kaso wareegatay markii sacuudi carabiya uu yaman ku qaday hub reer galbeed ah way amuusan yihin 7 malmood oo dagal ah ayaa ka socda Ukraine reer galbeedkina waxay u roogeen aduunkii
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Bosaso
1000