Bari Post
Kusoo dhawow barta warbaahineed ee Bari post follow dheh si aad u hesho wararka soomaalida kuwa geeska iyo caalamka ba.
15/06/2026
“Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa burco-badeed ku abuuray xeebaha Puntland”Madaxweyne Deni
13/06/2026
General Jimcaale Jaamac Takar oo bilo kahor sheegay in uu ku biiray Ciidamada Milatariga Somaliya ayaa Caawa baahiyay sawir Cusub isagoo ku labisan darajada Sareeyo Guuto (General).
Maxaad ka iiminsan tahay General Jimcaale?
11/06/2026
Trump: "Ilhaan waa in dalkeenna laga eryaa, waa Soomaali waa musuqmaasuqiin kulli."
11/06/2026
SANAAG: Hal qof ayaa ku dhintay dhowr kalena waa ku dhaawacmeen bas la dhacay dhallinyaro ciyaaryahanno oo ka yimi Gaalkacayo oo kuna sii jeedey magaalada Badhan.
03/06/2026
Xasan sheikh Maxamuud ayaa amar ku bixiyay In la soo qabto Raysal Wasaarihii H**e Somalia Xasan Cali Khayre
: Kooxda Daacish ayaa weerar jidgal ah ku qaaday Ciidamo ka tirsan Guutada Afmeer, iyadoo weerarkaasi uu ka dhacay Markadaan ee Togga Jecel.
Weli faahfaahin rasmi ah lagama hayo khasaaraha uu sababay weerarkasi Maadaama isgaarsiin la’aan ka jirta Deegaanadaasi, Wixii warar ah ee kasoo kordha gadaal ayaan idin kala wadaagi doonaa.
02/06/2026
Ciidamada Difaaca Puntland ayaa gacanta ku dhigay Nin ajnabi ah kaas oo ka tirsanaa Kooxda Daacish, Iyadoona lagu qabtay Howlgal ka dhacay Buuraha Calmiskaad.
01/06/2026
: Sadex arday ayaa ku dhaawacmay kadib markii muran uu dhexmaray ciidamada ilaalinayay Imtixaanka Dowladda iyo ardayda imtixaanka galaysay, Dhacdadan ayaa ka dhacday magaalada Burtinle ee gobolka Nugaal.
Sida wararku sheegayaan mid ka mid ah ardayda dhaawacantay ayaa qaba dhaawac culus waxaana loo qaaday magaalada Gaalkacyo.
31/05/2026
: Weerar lo adeegsaday bamo gacmeed ayaa lagu qaaday guri uu Taliye Saneey Cabdulle ka dagan yahay magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabeelle.
31/05/2026
Wasiirka Amniga Puntland Xaaji Bakiin ayaa la sheegay inuu kulan la qaatay odayaal, saraakiil ciidan iyo xubno kale oo ka tirsan Beesha Cali Saleebaan, iyadoo kulankaas looga hadlay arrimo la xiriira xaaladda siyaasadeed ee ka taagan magaalada Boosaaso.
Sida ay sheegayaan ilo xog-ogaal ah, kulanka ayaa diiradda lagu saaray laba qodob oo waaweyn;
1) in Cabdisamad Gallan uu iska casilo xilka uu ka hayo Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Lataliyaha Madaxweyne Xasan Sheekh,
Iyo
2)inuu si buuxda uga baxo magaalada Boosaaso.
Shirar ayaa u socda Labadda dhinac ayadoo La filayo in la isku af-garto Qodobadaas Mid kamid ah sida aan ka xaqiijiyay labadda dhinac
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Bosaso