GamosinTv

GamosinTv

Share

GamosinTv

26/09/2026

SaHankii Hirgaley

23/09/2026
23/09/2026

Guul Somaliland

22/09/2026

Kaftanka Siyaasada____!!!!
Labadeena Labadeena Seefood___!!!!

19/09/2026

🕊️🕊️🕊️Hasheenii Maandeeq Waa Curatee.
Reer Somaliland Si Weyn Uuga Qeyb Qaata

Muwaad diniinta Jamhuuriyada Somaliland ee ku sugan dalka Maraykanka ayaa lagu wadaa inay markii ugu h**eysay banaanbax lagu taageerayo aqoonsiga Somaliland ku qabtaan afaafka h**e ee xarunta Qaramada Midoobay ee magaalada New York.

Bannaanbaxa ayaa la qorsheeyay inuu qabsoomo 23-ka September 2026, waxaana lagu qabanayaa Dag Hammarskjöld Plaza, First Avenue, New York City.

Munaasabadan ayaa loogu talagalay in bulshada Somaliland ay ku muujiso taageerada ay u hayso qadiyada aqoonsiga, iyadoo farriin ku aadan himilada Somaliland loo gudbinayo bulshada caalamka.

Muwaadiniinta Somaliland ee ku nool New York iyo guud ahaan Maraykanka ayaa loogu baaqay inay ka qaybgalaan bananbaxa, isla markaana ay bulshada la wadaagaan warka ku saabsan munaasabaddan.

18/09/2026

‎SOMALILAND & WASHINGTON | XAQIIQO IYO ARAGTI
‎
‎Xaqiiqada:_____
‎
‎""___Joshua Meservey, Senior Fellow-ka Hudson Institute,
‎Ayaa mudo dheer si cad u taageerayay in Maraykanku aqoonsado Somaliland. Warbixinno iyo hadallo uu bixiyey ayuu ku sheegay in Somaliland ay u baahan tahay inay si cad ugu bandhigto Washington muhiimadeeda istiraatiijiga ah iyo waxa ay uga tari karto danaha Maraykanka_!!
‎
‎Aragtida siyaasadeed:
‎
‎""_Marka laga duulo qodobadaas, waxaa muhiim ah in Hargeysa ay xoojiso diblomaasiyada, joogteyso xiriirka Washington iyo caasimadaha kale, isla markaana si nidaamsan u soo bandhigto fursadaha Somaliland ee dhinacyada amniga, dhaqaalaha, juqraafi-siyaasadeedka iyo iskaashiga caalamiga ah__""
‎

💕💕-+‎Madaxweyne A\raxmaan Wuu Dadaalayaa Ee Hala Garab Joogsado-💕
‎
‎BAAQ:
‎Siyaasi:____Muxyadin Xasan Begsi Mideye
‎
‎""_Xukuumada Somaliland Iyo Shacabka Dal iyo Dibad Siyaasiyiinta Dhamaan Tood Waxaa looga baahan yahay dadaal diblomaasiyadeed oo joogto ah, fariin mideysan iyo qorshe cad oo lagu kasbanayo taageerada caasimadaha adduunka.
‎
‎Aqoonsiga waa arrin siyaasadeed oo u baahan in Somaliland si joogto ah oo xirfad leh u horumariso kiiskeeda caalamiga ah.
‎
‎Kala Soco Xaqiiqda: GamosinTV — Codka Bulshadeenna

17/09/2026

‎BOORAMAAN KA IMIDEY — BEEN MAXAY QABAN?__!!
‎
‎“Anuunbaa damqanayee, dhaguhu uma daloolaan;
‎Dadkan aan ka hadlayaa malaha dux iyo iimaane.”
‎
‎HALKUU KU DAMBEEYEY?__!!
‎
‎Mashruucii Iriboodka Boorama ee h**e loo ballanqaaday, maxaa ka dambeeyey?
‎
‎""__Waxaa bulshada reer Awdal loo baahan yahay in si cad loogu sheego halka uu marayo mashruucaasi, waxa laga qabtay, iyo sababta uu u hakaday _____!!!?
‎
‎Agaasimihii Duulista iyo Hawadu maxuu ka qabtay ballanqaadkii mashruuca? Halkuu marayaa?
‎
‎ALLA MAXAA REER AWDAL LOO BALLANQAADAYAA HAWA BEENA __!!!?
‎
‎Siyaasi:______
‎Muxyadiin Xasan Begsi Mideye:____
‎Wuxuu Ka Codsanayna in xog cad, masuuliyad iyo jawaab rasmi ah, si bulshada Boorama iyo guud ahaan reer Awdal ay u ogaadaan xaqiiqada mashruuca.
‎
‎GAMOSIN TV — Codka Bulshadeena

16/09/2026

‎

""___Gadabuursi xagee buu siyaasiyan iyo maamul ahaan Quwad Kuleeyahey_!??
‎‎Ma Somaliland mise Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya?
‎
· ‎Hal Wasiir oo Kaliya matalaada Gadabuursi.
· ‎Degmada Awbare, oo ka tirsan Gobolka Fafan;
· ‎Hal Ismaamul. Magaalo Lafa Ciise,
· ‎Dambal, oo ka tirsan Gobolka Sitti;
· ‎Dharwanaaje, oo ah Degmo Kor U Hay
‎
‎‎Hadaba su’aashu waxay tahay:
‎
‎Mise labada dhinacba waa in laga raadiyaa matalaad, xuquuq, horumar iyo dan guud, iyadoo aan la lumin xidhiidhka bulshada iyo Deegaankeena__?
‎
‎«“Qaran aan la weydiin su’aal,

‎Talo lagama sugo;
‎Bulsho aan is-weydiina,
‎Dan k**a tashato.”»
‎
‎✓✓____Su’aashani ma aha colaad iyo kala-qaybin; waa su’aal u baahan jawaab cad, xog sugan iyo dood furan oo bulshada Gadabuursi dhexdeeda ah____!!!?
‎

16/09/2026

‎
‎
‎""__Baadida nin baa kula deydaya,
‎Daalna kaa badine,
‎Aan doonayn inaad hesho,
‎Daa’in abidkiise.
‎
‎Dadkuna moodi duul wada dhashay,
‎Wax u dahsooneyne,
‎Dalo malaha aakhiro,
‎Hadii loo kitaab dayeye__!!
‎
🎤🎤‎Siyaasi Muxyadiin Xasan Begsi Mideye Ayaa su’aal furan oo siyaasadeed u dhigay bulshada Gadabuursi:________!!!!!!!!!?????????!!!!!???

‎Maxaa sabab u ah in matalaada Gadabuursi ee Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya ay sidaan u Muuqato?
‎
· ‎Hal Wasiir oo Kaliya matalaada Gadabuursi.
· ‎Degmada Awbare, oo ka tirsan Gobolka Fafan;
· ‎Hal Ismaamul. Magaalo Lafa Ciise,
· ‎Dambal, oo ka tirsan Gobolka Sitti;
· ‎Dharwanaaje, oo ah Degmo Kor U Hay
‎
‎‎Hadaba su’aashu waxay tahay:
‎
‎Gadabuursi xagee buu siyaasiyan iyo maamul ahaan Quwad Kuleeyahey.
‎""_‎Ma Somaliland mise Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya?
‎
‎Mise labada dhinacba waa in laga raadiyaa matalaad, xuquuq, horumar iyo dan guud, iyadoo aan la lumin xidhiidhka bulshada iyo Deegaankeena__?
‎
‎«“Qaran aan la weydiin su’aal,
‎Talo lagama sugo;
‎Bulsho aan is-weydiina,
‎Dan k**a tashato.”»
‎
‎✓✓____Su’aashani ma aha colaad iyo kala-qaybin; waa su’aal u baahan jawaab cad, xog sugan iyo dood furan oo bulshada Gadabuursi dhexdeeda ah____!!!?
‎

Address

Borama