Berbera Real-State
Berbera Real state Waa Page Cusub Oo Aan kusoo Bandhigayno Wixii Guryo,Dhul Baabuur ah ee Aan Hayno Maalin
02/11/2025
Asc asxaabta soo dhawaada aad uga cudur daaranayaa mudadii aan ka maqnaa pagekan waxaan idiin haynaa dhulal iiba oo ku kala yaala berbera iyo hargaisa-ba soo dhawaada gacmo furan. Number kaad Naga soo xidhiidhaysaana hoos ka eega mahadsanid.
18/10/2025
Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun Iskaashatada basaska akram ee gobolka saaxil waxay halkan tacsi tiiranyo leh uga direysaa ehelkii iyo qaraabadii ay ka baxday marxuumad Layla maxamed cabdi madar oo ahayd marwadii Gudoomiyaha/Mayorka gobolka saaxil gaar ahaan degmada berbera Maayir Abdishakur Mahamud Hasan Cidin waxaan leenahay Alle Swt samir ha idinka siiyo dhamaantiin gaar ahaan Mayor Abdishakur iyo Caruurtiisa.
04/09/2025
Asc waxaan u baahanahay dhul iiba berbera maansoor hotel kor looga kacayo xoogaa Dibna looga baxayo xoogaa cidii haysa ilaa phase 4.
Mahadsanidiin
07/12/2022
Formula 10 Dr Dhab ah oo daaweynta dabiicigaa iyo ta chemico-daba ku takhasusay.
03/12/2022
26/11/2022
Ala yaraxma raaximiin
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Berbera
0252